{"id":408838,"date":"2019-12-08T11:41:51","date_gmt":"2019-12-08T08:41:51","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408838"},"modified":"2019-12-08T11:41:51","modified_gmt":"2019-12-08T08:41:51","slug":"israel-oo-duqeysay-gaza-ka-dib-gantaallo-lala-beegsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-duqeysay-gaza-ka-dib-gantaallo-lala-beegsaday\/","title":{"rendered":"Israel oo duqeysay Gaza ka dib gantaallo lala beegsaday"},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradaha Israa\u2019ii ayaa weeraray saaka goobaha Xamaas ay ka maamusho marinka Gaza kadib saddex gantaal oo lagu tuuray koonfurta Israa\u2019iil. .<\/p>\n<p>Weerarkaan xagga \u00a0cirka ah ayaa lala beegsaday guutada al-Qassam, garabka milatariga Xamaas, ee waqooyiga Gaza,iyadoo sidoo kale la weeraray goobo ku yaalla galbeedka Magaalada Gaza.<\/p>\n<p>Illaa hadda ma jiraan warbixino deg deg ah \u00a0oo sheegay khasaaraha dhimashada \u00a0iyo dhaawacyada ay geysteen weeraradaasi ay fuliyeen diyaaradaha Isra\u2019il,<\/p>\n<p>Ma jirto koox ka tirsan Falastiin oo sheegatay mas&#8217;uuliyadda gantaalladasi, laakiin ciidamada Israail waxay sheegeen in Xamas ay mas&#8217;uul ka tahay weerar kasta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha Israa\u2019ii ayaa weeraray saaka goobaha Xamaas ay ka maamusho marinka Gaza kadib saddex gantaal oo lagu tuuray koonfurta Israa\u2019iil. . Weerarkaan xagga \u00a0cirka ah ayaa lala beegsaday guutada al-Qassam, garabka milatariga Xamaas, ee waqooyiga Gaza,iyadoo sidoo kale la weeraray goobo ku yaalla galbeedka Magaalada Gaza. Illaa hadda ma jiraan warbixino deg deg ah \u00a0oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":408839,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408838","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408838","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408838"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408840,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408838\/revisions\/408840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408839"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}