{"id":408763,"date":"2019-12-07T09:57:22","date_gmt":"2019-12-07T06:57:22","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408763"},"modified":"2019-12-07T09:57:22","modified_gmt":"2019-12-07T06:57:22","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-roobab-dabeylo-wata-oo-ka-daay-guud-ahaan-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-roobab-dabeylo-wata-oo-ka-daay-guud-ahaan-puntland\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay roobab Dabeylo wata oo ka da\u2019ay guud ahaan Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Boosaaso (SONNA) &#8211; Deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka da\u2019ay roobab mahiigaan dabeylo watay, kaasoo saababay daadad xooggan oo ku soo rogmaday qaar ka mid ah waddooyinka waa weyn ee qaar ka mid ah deegannada Puntland.<\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan roobabkan ayaa ka da\u2019ay Gobolka Bari, gaar ahaan deegaanada xeebaha dhaca, kaasoo saameyn ku yeeshan dadka deegaanka iyo kalluumeysatada oo hakiyay howlihii jilaabashadooda.<\/p>\n<p>Ilo Wareedyo kala duwan, ayaa sheegaya in magaalada Garoowe xalay ilaa iyo hadda ay ka da\u2019ayaan roobab dabeylo wata.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Bari ayaa hakiyay isu socodka gaadiidka ee magaalada dekadda leh ee Boosaaso iyo deegaanada kale ee Puntland, waxaana lagu amray gaadiidka in aanay xilliyada habeenkii safri karin.<\/p>\n<p>Daadadka ka dhashay roobabka ayaa la sheegay in illaa saddex gaari ah kula tagay duleedka Boosaaso, inkastoo laga badbaadiyay dadkii saarnaa gaadiidka.<\/p>\n<p>Degaanada ay saameeyeen roobabka watay dabeylaha ayaa waxaa kamid ahaa Eyl, Garacad, Dhanaane, Dhinowda iyo deegaanno ku dhaw dhaw, waxaana ilaa hadda aan war laga haynin xaaladda deegaanadaas, maadaama ay go\u2019een khadadkii taleefannada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso (SONNA) &#8211; Deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka da\u2019ay roobab mahiigaan dabeylo watay, kaasoo saababay daadad xooggan oo ku soo rogmaday qaar ka mid ah waddooyinka waa weyn ee qaar ka mid ah deegannada Puntland. Sida wararku sheegayaan roobabkan ayaa ka da\u2019ay Gobolka Bari, gaar ahaan deegaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":408764,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408763","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408765,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408763\/revisions\/408765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}