{"id":408671,"date":"2019-12-06T10:09:30","date_gmt":"2019-12-06T07:09:30","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408671"},"modified":"2019-12-06T10:09:45","modified_gmt":"2019-12-06T07:09:45","slug":"bulshada-gobolka-mudug-oo-ku-baaqday-in-la-joojiyo-colaadda-ka-taagan-af-barwaaqo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bulshada-gobolka-mudug-oo-ku-baaqday-in-la-joojiyo-colaadda-ka-taagan-af-barwaaqo\/","title":{"rendered":"Bulshada Gobolka Mudug oo ku baaqday in la joojiyo colaadda ka taagan Af-barwaaqo"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Guddoomiyaha Tuulada Af-brwaaqo ee Gobolka Mudug, Cabdullahi Jaamac Dhoorre, Culimaa\u2019udiinka, wax garadka iyo sama doonnada degaanka ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo coladda Beeleedka halkaasi kasoo cusbaanaatay .<\/p>\n<p>Maamulka iyo Cuqaasha Af-barwaaqo ayaa si gaar ah baaq ugu diray Dowladda Soomaaliya, mas\u2019uuliyiinta Galmudug iyo Puntland,wax garadka iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed in kala dhex galaan dirita ka socota Af-barwaaqo, si aysan ugu baahin degaannada kale ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Shalay ayay ahayd markii Laba Malleeshiyo Beeleed oo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ay ku dagaallameen degaanno hoos taga Tuulada Af-barwaao, halkaas oo uu ka dhashay qasaaro Naf iyo maal isigu jira.<\/p>\n<p><strong>Maxamed Siciid Soomaali<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Guddoomiyaha Tuulada Af-brwaaqo ee Gobolka Mudug, Cabdullahi Jaamac Dhoorre, Culimaa\u2019udiinka, wax garadka iyo sama doonnada degaanka ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo coladda Beeleedka halkaasi kasoo cusbaanaatay . Maamulka iyo Cuqaasha Af-barwaaqo ayaa si gaar ah baaq ugu diray Dowladda Soomaaliya, mas\u2019uuliyiinta Galmudug iyo Puntland,wax garadka iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed in kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408672,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408671","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408671","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408671"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408671\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408673,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408671\/revisions\/408673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}