{"id":408621,"date":"2019-12-05T07:58:06","date_gmt":"2019-12-05T04:58:06","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408621"},"modified":"2019-12-05T07:58:06","modified_gmt":"2019-12-05T04:58:06","slug":"wasiirka-shaqada-sadiiq-warfaa-oo-kormeeray-guddiga-qaranka-ee-shaqaalaha-rayidkasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-sadiiq-warfaa-oo-kormeeray-guddiga-qaranka-ee-shaqaalaha-rayidkasawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada Sadiiq Warfaa oo kormeeray Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka+sawirro"},"content":{"rendered":"<div class=\"gmail_default\">Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa kormeerkiisii saddex biloodlaha ahaa ku tagay Arbacadii xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka, halkaa oo ay warbixin la xiriirta waxqabadka guddiga ku siiyeen guddoonka.<\/div>\n<div class=\"gmail_default\">\nGuddoomiye ku-xigeenka guddiga qaranka ee shaqaalaha rayidka, Cali Muumin Muudeey ayaa boggaadiyay dadaallada uu wasiirka ku bixinayo horumarinta shaqaalaha.<\/div>\n<div class=\"gmail_default\">\n&#8220;Halka arrin aan doonayo cid walba inay oggaato ayaa ah in wasiir Sadiiq ay ka go&#8217;antahay si isku mid ah inuu ugu adeeggo guddiga iyo wasaaradda, maaddama uu labadaba wasiir u yahay.&#8221; ayuu yiri guddoomiye Muudey.<\/div>\n<div class=\"gmail_default\">\nWasiir Sadiiq Warfaa , ayaa dhankiisa \u00a0sheegay si siman inuu ugu shaqeyn doono wasaaradda iyo xarunta guddiga, isagoo ku dhiirrigaliyay guddoonka iyo howl-wadeenka guddiga Shaqada ay qaran u hayaan.<\/div>\n<div class=\"gmail_default\">\n&#8220;Guddiga howlo muhiim ah ayuu dalka u haya , waxaana hadda qaadayaa talloobooyin aan ku dooneyno in lagu horumariyo guddiga.&#8221; ayuu yiri wasiir Sadiiq oo inta ku daray in toddobaadkii maalmo ka mid ah uu ku dhex shaqeyn doono xarunta guddiga.<\/div>\n<div class=\"gmail_default\">\nWasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo muddo ku dhow sannad xilka haya ayaa markii labaad kormeer saddex biloodle ah ku tagaya xarunta guddiga shaqaalaha rayidka ee dowladda.<span style=\"color: #888888;\"><br \/>\n<\/span><\/div>\n<div><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408622\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408623\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408624\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408625\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/4-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/4-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/4-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/4.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408626\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/5-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/5-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/5-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/5.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa kormeerkiisii saddex biloodlaha ahaa ku tagay Arbacadii xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka, halkaa oo ay warbixin la xiriirta waxqabadka guddiga ku siiyeen guddoonka. Guddoomiye ku-xigeenka guddiga qaranka ee shaqaalaha rayidka, Cali Muumin Muudeey ayaa boggaadiyay dadaallada uu wasiirka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408626,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408621","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408621"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408627,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408621\/revisions\/408627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}