{"id":408575,"date":"2019-12-04T13:38:59","date_gmt":"2019-12-04T10:38:59","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408575"},"modified":"2019-12-04T14:22:54","modified_gmt":"2019-12-04T11:22:54","slug":"wasiirka-dastuurka-iyo-gudoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-ka-wada-hadlay-maqaamka-caasimaddasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dastuurka-iyo-gudoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-ka-wada-hadlay-maqaamka-caasimaddasawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka dastuurka iyo Gudoomiyaha  Gobolka Banaadir oo ka wada hadlay Maqaamka Caasimadda+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dastuurka Soomaliya Mudane; Saalax Axmed Jamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud (Filish).<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha dib u eegista dastuurka gaar ahaan maqaamka caasimadda Muqdisho ay ku dhex yeelanayso nidaamka Federaalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa lasiiyay warbixin ku saabsan noocyada maqaamka Caasimadda ee ka jira dowladaha federaalka Dunida, si aragti mid ah looga qaato.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ka mahadceliyay warbixinta tifaftiran ee loo soo bandhigay waxa uuna ballan qaaday in ay si dhow ula shaqayn doonaan hay\u2019adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka islamarkaana dadka deggan caasimadda ay diyaar u yihiin in ay aragtidooda ku biiriyaan howlaha ka socda Dastuurka.<\/p>\n<p>Wasiirka dastuurka Mudane; Saalax Ahmed Jaamac, ayaa bogaadiyay sida maamulka Gobolku ay waqtigooda usiinayaan arrimaha masiiriga ah ee Dalka gaa rahaan Dastuurka.<\/p>\n<p>\u201cDastuurku ma ahan wax wasaaradda dastuurka kaliya kuxiran balse waa waxyaabo 80% quseeya hay\u2019adaha Dowladda ee kala duwan, waana in ay aragti kakeenaan aagaga ay hay\u2019ad walba ku howlantahay, tusaale waa in wasaaradda caafimaadku ay aragti ka keentaa sida loo maamulayo caafimaadka, waxbarashada sidoo kale waana in ay ku salaysnaataa cilmibaaris\u201d ayuu yiri wasiirka Dastuurka mudane Saalax Ahmed Jaamac.<\/p>\n<p>Wasaaradda Dastuurka aya wada howlo muhiim ah Arrimaha Dib-u-eegista Dastuurka waxayna kulamo shaqo oo badan horey ula yeelatay, lana yeelan doontaa hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda kuwaa oo udub dhexaad u ah arrimaha geedisocodka dib-u-eegistadastuurka.<\/p>\n<p>Arrimaha u baahan wada xaajoodyada siyaasadeed si loogu daro dastuurka ayaa waxaa loga doodidoonaa banbax howleed ballaaran oo ay wasaaraddu la yeelan doonto Golaha Wasiirrada si aragti midaysan looga yeesho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408578 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FILISH2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FILISH2.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FILISH2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FILISH2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FILISH2-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408579 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-4.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-4-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408580 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1095\" height=\"730\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-5.jpg 1095w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-5-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1095px) 100vw, 1095px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408581 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-7.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-7.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-7-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dastuurka Soomaliya Mudane; Saalax Axmed Jamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud (Filish). Labada mas\u2019uul ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha dib u eegista dastuurka gaar ahaan maqaamka caasimadda Muqdisho ay ku dhex yeelanayso nidaamka Federaalka. Guddoomiyaha ayaa lasiiyay warbixin ku saabsan noocyada maqaamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408576,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408575","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408575"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408587,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408575\/revisions\/408587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}