{"id":408532,"date":"2019-12-03T13:28:44","date_gmt":"2019-12-03T10:28:44","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408532"},"modified":"2019-12-03T13:28:44","modified_gmt":"2019-12-03T10:28:44","slug":"wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-daaahfuray-imtixaanka-ruqsad-bixinta-notaayada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-daaahfuray-imtixaanka-ruqsad-bixinta-notaayada-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda XFS oo daaahfuray  imtixaanka ruqsad bixinta Notaayada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS,Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daah-furay kulan laxiriiray ka qeybgalka imtixaanka Ruqsad bixinta Notaayada dalka.<\/p>\n<p>Kulaankaan oo ay soo diyaariyeen 3 hay-adood oo kala ah Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka, Maxkamada Racfaanka iyo Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.waxaa ka qeybgalay 40 qof oo doonaaya in ay helaan Ruqsada Nootaaya Dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda ayaa bogaadiyay Guddiga soo diyaariyay imtixaankaasi,wuxuuna tilmaamay in muddo 30-sano ah la sameynaayo xubno loo soo xlay si daacad ah oo hufan.<\/p>\n<p>Abuukaate Xassn Xuseen Xaaji, ayaa kula dar-daarmay, sharciyaqaanada ku guleysta imtixaanka in ay si daacad ah ugu adeegaan madda madaama ay dukumiintiyo muhiim ah ay u kala wareejinayan muwaadiniinta Soomaaliyeed .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS,Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daah-furay kulan laxiriiray ka qeybgalka imtixaanka Ruqsad bixinta Notaayada dalka. Kulaankaan oo ay soo diyaariyeen 3 hay-adood oo kala ah Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka, Maxkamada Racfaanka iyo Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.waxaa ka qeybgalay 40 qof oo doonaaya in ay helaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":408533,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408532","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408534,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408532\/revisions\/408534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}