{"id":408441,"date":"2019-12-01T09:51:45","date_gmt":"2019-12-01T06:51:45","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408441"},"modified":"2019-12-01T09:52:01","modified_gmt":"2019-12-01T06:52:01","slug":"amisom-oo-sheegtay-in-ay-gacan-ka-geysan-doonto-amniga-doorashada-la-filayo-in-ay-soomaaliya-ka-dhacdo-2020-2021","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amisom-oo-sheegtay-in-ay-gacan-ka-geysan-doonto-amniga-doorashada-la-filayo-in-ay-soomaaliya-ka-dhacdo-2020-2021\/","title":{"rendered":"AMISOM oo sheegtay in ay Gacan ka geysan doonto amniga doorashada la filayo in ay Soomaaliya ka dhacdo 2020\/2021"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa mar kale ku celiyay in ay ka go&#8217;an tahay xaqiijinta in Soomaaliya ay ka qabsoonto doorasho madax bannaan si nabad ah Sannadka 2020\/2021.<\/p>\n<p>Augustine Magnus Kailie, oo ah Taliyaha Ciidanka Boliiska AMISOM ayaa u sheegay Bulshada rayidka ah, wakiillada Xisbiyada siyaasadeed iyo guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka (NIEC), in AMISOM oo kaashaneysa daneeyayaasha Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay Gacan ka geysato sidii ay u dhici lahayd doorasho Qof iyo Cod ah si xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>Kailie, ayaa sheegay in hoggaanka Soomaaliya ay muujiyeen sida ay uga go&#8217;an tahay inay ka guuraan qaabkii hore ee awood qaybsiga Qabiilka ee 4.5 si loo qabto doorasho Qof iyo cod ah iyaguna ay door ka qaadan doonaan.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dedaallo ballaaran ugu jirta in ay Dalka ka qabsoonto doorasho Qof iyo cod ah 2020\/2021-ka, iyadoo dhinaca kalana howl-gallo baaxad leh oo lagu xaqiijinayo ammaanka ka waddo Gobollada Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa mar kale ku celiyay in ay ka go&#8217;an tahay xaqiijinta in Soomaaliya ay ka qabsoonto doorasho madax bannaan si nabad ah Sannadka 2020\/2021. Augustine Magnus Kailie, oo ah Taliyaha Ciidanka Boliiska AMISOM ayaa u sheegay Bulshada rayidka ah, wakiillada Xisbiyada siyaasadeed iyo guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka (NIEC), [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408442,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408441","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408441"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408444,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408441\/revisions\/408444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}