{"id":408394,"date":"2019-11-30T13:55:10","date_gmt":"2019-11-30T10:55:10","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408394"},"modified":"2019-11-30T16:43:18","modified_gmt":"2019-11-30T13:43:18","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-ku-wajahan-deegaanno-galbeedka-ka-xiga-baardheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-ku-wajahan-deegaanno-galbeedka-ka-xiga-baardheere\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada deegaanno ku dhow Baardheere"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa bilaabay howlgal ballaaran oo ay Al-Shabaab kaga saarayaan deegaanno dhaca Galbeedka \u00a0oo maalmahii la soo dhaafey ay soo gaaren \u00a0maleeshiyaadka argagixsiada ee \u00a0Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dhame Cali Turkish oo ah Taliyaha Ururka 49 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Degmada Baardheere oo la hadlay warbaahinta dowladda \u00a0ayaa sheegay in\u00a0 ay ka go\u2019an tahay sidii Al-Shabaab ay uga saari lahaayeen qeybo badan oo ka tirsan Gobolka.<\/p>\n<p>\\dadka ku dhaqan deegaanka Reydab oo Baardheere u jirta ilaa 55-KM ayaasheegay in malleeshiyada Al-shabaab ay si qasab ah uga qaateen xoolo\u00a0 nool oo gaaraya ilaa 450 neef oo isugu jira Geel iyo Ari, iyagoo sidoo kale afduubtay shan ka mid ah duqeyda deegaanka.<\/p>\n<p>Dhame Cali Turkish ayaa xusay in ciidamada xoogga dalka ay howlgal ka sameeyeen \u00a0deegaanada Muudaale, Sidimo, Kantama, Takar , halkaasi oo ay isaga carareen argagixsada Al-Shabaab<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa bilaabay howlgal ballaaran oo ay Al-Shabaab kaga saarayaan deegaanno dhaca Galbeedka \u00a0oo maalmahii la soo dhaafey ay soo gaaren \u00a0maleeshiyaadka argagixsiada ee \u00a0Al-Shabaab. Dhame Cali Turkish oo ah Taliyaha Ururka 49 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Degmada Baardheere oo la hadlay warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408395,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408394","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408394"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408412,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408394\/revisions\/408412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}