{"id":408347,"date":"2019-11-29T10:03:08","date_gmt":"2019-11-29T07:03:08","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408347"},"modified":"2019-11-29T13:17:44","modified_gmt":"2019-11-29T10:17:44","slug":"suudaan-oo-ansaxisay-sharci-lagu-baabiinaayo-nidaamkii-cumar-al-bashiir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/suudaan-oo-ansaxisay-sharci-lagu-baabiinaayo-nidaamkii-cumar-al-bashiir\/","title":{"rendered":"Suudaan oo ansaxisay sharci lagu baabi\u2019inaayo\u00a0 nidaamkii Cumar al-Bashiir"},"content":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiinta ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa meel mariyay sharci la xiriiray la wareegidda hantida madaxweynihii hore \u00a0Cumar Xasan Al-bashiir iyo kala dirista xisbigii golaha Qaranka( National Congres) ee uu hoggaamainaayey intii u dhexeysay 1992-2019-kii. .<\/p>\n<p>Meel marinta sharcigaan ayaa yimid ka dib kulan ay si wada jir ah u qabteen golaha guud ee Suudaan iyo golaha wasiirada ,kas oo oo socday saacado bada,waxaana sidoo kale la laalay sharcigii ku saabsanaa xakameynta dharka iyo dhaqanka dumarka.,<\/p>\n<p>Go\u2019aanka meel marinta sharcigaasi ayaa daba socda jawaab dowladda cusub ay ka \u00a0bixisay codsi ka yimid dadkii ka qeybgalay ama gacanta ka geystay mudaharaadyadii lagu afgambiyay dowladdii hore ee Suudaan.<\/p>\n<p>R\/ wasaaraha dalka Suudaan\u00a0 Abdalla Hamdok,ayaa soo hadal qwaaday in sharcigasia cusub uusan aheyn aargudasho ,balse loogu talagalay in lagu ilaaliyo sharafta dadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiinta ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa meel mariyay sharci la xiriiray la wareegidda hantida madaxweynihii hore \u00a0Cumar Xasan Al-bashiir iyo kala dirista xisbigii golaha Qaranka( National Congres) ee uu hoggaamainaayey intii u dhexeysay 1992-2019-kii. . Meel marinta sharcigaan ayaa yimid ka dib kulan ay si wada jir ah u qabteen golaha guud ee Suudaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":408350,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408347","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408347"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408352,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408347\/revisions\/408352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}