{"id":408295,"date":"2019-11-28T10:14:47","date_gmt":"2019-11-28T07:14:47","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408295"},"modified":"2019-11-28T10:15:12","modified_gmt":"2019-11-28T07:15:12","slug":"hayadda-fao-oo-doomo-casri-ah-ku-wareejisay-maamulka-puntlandsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-fao-oo-doomo-casri-ah-ku-wareejisay-maamulka-puntlandsawirro\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda FAO oo doomo casri ah ku wareejisay maamulka Puntland+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Hay\u2019adda cunnada iyo Beeraha ee Qaramada midoobay (FAO), ayaa 12 Doomo kalluumeysi ah oo ay saaran yihiin Matoorro casri ku wareejisay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Dowlad Gobaleedka Puntland, si loo soo nooleeyo shaqada iskaashatooyinka kalluumeysiga ee ka howl gala Xeebaha Puntiland<\/p>\n<p>Maamulaha mashruuca CCAP ee Xafiiska FAO\u00a0 Soomaaliya, John Purvis, ayaa munaasabaddii ay Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland kula wareegtay Doomaha ka hadlay ayaa sheegay in Gaadiidkani uu fursad shaqo oo muhiim ah siinayo Dhallinyaradaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cDoomahaan waa caawimaad kale oo ka timid mashruuca CCAP ee ay maal geliso midawga Yurub kaas oo ka shaqeeya horumarinta qeybta Kalluumeysiga\u00a0 ee isku xirta fursadaha dahabiga ah ee ka jira Xeebaha Soomaaliya,sidoo kalana dhallinyarada Xeebaha fursado shaqo oo muhiim ah ka siiya xeyndaabka kalluumeysiga qiimaha leh,\u201d ayuu yiri, John Purvis.<\/p>\n<p>Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyaadka Badda ee Puntland Cabdiqani Geelle Maxamed, ayaa sheegay in uu maamulkiisu ka go\u2019an yahay in uu xaqiijiyo in Doomaha la guddoonsiiyay ay ka qeyb qaataan soo saaridda dakhliga iyo fursad siinta Dhallinyarada, isagoo hay\u2019adda FAO iyo midowga Yurub ugu mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee lagu horumarinayo Kalluumeysiga Puntland.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa waxaa ka faa\u2019iideysanaya 1, 000 Qofood, iyada oo hay\u2019adda FAO sare u qaadayso, dhismaha awoodda hannaaka kalluumeysi, isla markaana bixinaysa tababarro lagu xoojinayo xirfadaha ballaaran ee looga baahanyahay Kalluumeysiga Dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408297 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/7f408d91-7fa7-4d69-b51e-a00aacb461b4.jpg\" alt=\"\" width=\"951\" height=\"634\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/7f408d91-7fa7-4d69-b51e-a00aacb461b4.jpg 360w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/7f408d91-7fa7-4d69-b51e-a00aacb461b4-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 951px) 100vw, 951px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408298 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/50e644c1-8080-4247-bdd9-c1ff12457e10-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"949\" height=\"632\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/50e644c1-8080-4247-bdd9-c1ff12457e10-1-1.jpg 360w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/50e644c1-8080-4247-bdd9-c1ff12457e10-1-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 949px) 100vw, 949px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408299 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/50e644c1-8080-4247-bdd9-c1ff12457e10.jpg\" alt=\"\" width=\"949\" height=\"632\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/50e644c1-8080-4247-bdd9-c1ff12457e10.jpg 360w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/50e644c1-8080-4247-bdd9-c1ff12457e10-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 949px) 100vw, 949px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408300 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/afe49137-948f-4e7a-97bc-c6263564075b.jpg\" alt=\"\" width=\"944\" height=\"629\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/afe49137-948f-4e7a-97bc-c6263564075b.jpg 360w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/afe49137-948f-4e7a-97bc-c6263564075b-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 944px) 100vw, 944px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Hay\u2019adda cunnada iyo Beeraha ee Qaramada midoobay (FAO), ayaa 12 Doomo kalluumeysi ah oo ay saaran yihiin Matoorro casri ku wareejisay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Dowlad Gobaleedka Puntland, si loo soo nooleeyo shaqada iskaashatooyinka kalluumeysiga ee ka howl gala Xeebaha Puntiland Maamulaha mashruuca CCAP ee Xafiiska FAO\u00a0 Soomaaliya, John Purvis, ayaa munaasabaddii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408296,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408295","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408295"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408301,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408295\/revisions\/408301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}