{"id":408289,"date":"2019-11-28T10:20:07","date_gmt":"2019-11-28T07:20:07","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408289"},"modified":"2019-11-28T13:32:49","modified_gmt":"2019-11-28T10:32:49","slug":"soomaaliya-oo-qorsheynaysa-in-ay-dib-u-dhisto-safaaraddeeda-dalka-turkigasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-qorsheynaysa-in-ay-dib-u-dhisto-safaaraddeeda-dalka-turkigasawirro\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo qorsheynaysa in ay dib u dhisto dhul Safaaradeed oo ay ku leedahay Dalka Turkiga+Sawirro"},"content":{"rendered":"<blockquote><p>Ankara-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Danjire; Axmed Ciise Cawed iyo \u00a0wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa kulamo la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane; Melvut\u00a0 Cavusoglu oo uu welinayay Danjira Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Tukiga, Jamac Cabdullaahi Maxmed Caydiid.<\/p><\/blockquote>\n<p>Mas\u2019uuliyiintan ayaa waxay ka wada hadleen, dhismaha Dhulka Safaaradda Soomaaliya ee Ankara oo horny Turkiga u siiyay Soomaaliya in ay Dowladda Turkiga Gacan weyn ka geysato, cusboonaysiinta \u00a0heshiiska qoondada taageerada caafimaadka ee shaqaalaha Dowladda iyo waxyaabo kale oo ku saabsan xiriirka diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga.<\/p>\n<p>Wasirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS\u00a0 Danjire; Axmed Ciise Cawed \u00a0iyo dhiggiisa Dalka Turkiga, Melvut\u00a0 Cavusoglu \u00a0ayaa\u00a0 kala saxiixday heshiiskaasi.<\/p>\n<p>Wuxuuna heshiiskaasi ahaa mid si gaar ah ugu dhexeeya Machadka Dibloomaasiyadda ee Soomaaliya iyo Akademiyada Dibloomaasiga ee Dalka Turkiga oo dhammaantood hoos taga Wasaaradaha arrimaha dibedda ee Labada Dal.<\/p>\n<p>Wasiir Cawad ayaa u mahad celiyay dhiggiisa \u00a0Dalka Turkiga \u00a0iyo Shacabkooda,\u00a0isagoo u waday Salaan ka timid Madaxweynaha JFS iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Soomaliya.<\/p>\n<p>Wuxuuna bogaadiyay sida fudud ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ay VISA uga helaan Turkiga, taageerada kaabayaasha dhaqaalaha\u00a0oo ay ku jiraan Garoonka Diyaaradaha, Dekedda iyo qaar ka mid ah Isbitaallada Dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale ka mahad celiyay Wasiirku deeqaha waxbarasho ee uu Sanad walba siiyo Ardayda Soomaaliyeed , taageeridda tooska ah ee miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya iyo xiriirka diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408304 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-7.jpg\" alt=\"\" width=\"865\" height=\"617\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-7.jpg 865w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-7-300x214.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-7-768x548.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 865px) 100vw, 865px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408305 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-5.jpg\" alt=\"\" width=\"863\" height=\"647\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-5.jpg 752w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-5-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 863px) 100vw, 863px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408306 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-7.jpg\" alt=\"\" width=\"861\" height=\"700\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-7.jpg 694w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-7-300x244.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 861px) 100vw, 861px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408307 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8363.jpg\" alt=\"\" width=\"858\" height=\"572\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8363.jpg 5184w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8363-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8363-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8363-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 858px) 100vw, 858px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408308 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8491.jpg\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"573\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8491.jpg 5184w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8491-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8491-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8491-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Danjire; Axmed Ciise Cawed iyo \u00a0wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa kulamo la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane; Melvut\u00a0 Cavusoglu oo uu welinayay Danjira Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Tukiga, Jamac Cabdullaahi Maxmed Caydiid. Mas\u2019uuliyiintan ayaa waxay ka wada hadleen, dhismaha Dhulka Safaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408303,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408289","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408289"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408314,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408289\/revisions\/408314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}