{"id":408169,"date":"2019-11-26T09:30:33","date_gmt":"2019-11-26T06:30:33","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408169"},"modified":"2019-11-26T09:42:14","modified_gmt":"2019-11-26T06:42:14","slug":"duqa-muqdisho-oo-faray-d-hoose-in-loo-istaago-xal-u-heidda-dhibaatooyinkii-ka-dhashay-roobabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-faray-d-hoose-in-loo-istaago-xal-u-heidda-dhibaatooyinkii-ka-dhashay-roobabka\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo faray D\/Hoose in loo \u00a0istaago xal u heidda dhibaatooyinkii ka dhashay \u00a0roobabka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA)\u2026<\/strong> Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo kormeeray xaafadaha ay sameeyeen roobabkii ka da\u2019ay Caasimadda ayaa faray laamaha Dowladda Hoose iyo waaxyaaha gurmadka degdegga ah in ay u istaagaan xal u helidda \u00a0dhibaatooyinka bini&#8217;aadannimo\u00a0 ee ay sababeen \u00a0roobabka ka da\u2019ay maagalada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha iyo xubno kale oo la socday ayaa kormeeray degmooyinka Boondheere, Shangaani, Xamarweyne, Wadajir, xamar Jajab iyo isgooska nambar afar,isagoo si gaar ah uga qeybgalay samata bixinta qoys uu ku soo dumay gurigoodo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cumar Filish oo dhageystay \u00a0xaaladdooda nololeed \u00a0ee bulshada degmooyinka uu kormeeray ayaa ka dhawaajiyay sida ay uga go\u2019an tahay Maamulka Gobolku in ay ka shaqeeyaan yareynta xaaladda bini aadanimo \u00a0ee soo food-saartay dadka danyrata ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Guddoomiyaha ayaa amray in la dardar geliyo howlaha faya-dhowrka Caasimadda, degdegna ay howlwadeennada Dowladda Hoose uga shaqeeyeen sidii loo furi lahaa marinnada halbowlaha u ah isu socdka bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)\u2026 Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo kormeeray xaafadaha ay sameeyeen roobabkii ka da\u2019ay Caasimadda ayaa faray laamaha Dowladda Hoose iyo waaxyaaha gurmadka degdegga ah in ay u istaagaan xal u helidda \u00a0dhibaatooyinka bini&#8217;aadannimo\u00a0 ee ay sababeen \u00a0roobabka ka da\u2019ay maagalada. Guddoomiyaha iyo xubno kale oo la socday ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":408170,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408169","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408169"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408173,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408169\/revisions\/408173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}