{"id":408046,"date":"2019-11-25T08:20:19","date_gmt":"2019-11-25T05:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408046"},"modified":"2019-11-25T09:29:45","modified_gmt":"2019-11-25T06:29:45","slug":"duqa-muqdisho-oo-ku-baaqay-in-culimada-horsed-ka-noqdaan-xaqiijinta-bulsho-mideysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-ku-baaqay-in-culimada-horsed-ka-noqdaan-xaqiijinta-bulsho-mideysan\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo ku baaqay in Culimada horseed ka noqdaan xaqiijinta bulsho midaysan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA) &#8211; Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka qayb galay munaasabad soo gootin ah \u00a0oo loo sameeyey xubnaha isxilqaamayaasha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ee uu hoggaaminayiyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal, kuwaas oo soo gaarsiiyey dalka deeq ay kaga qayb qaadanayeen gurmadkii loo fidiyay dadka soomaaliyeed ee dhibaatada ka soo gaartay roobabkii iyo fatahaadahii ku dhuftay qaybo ka mida dalka.<\/p>\n<p>Munaasabaddan oo ay goobjoogayaal ka ahaayeen \u00a0wasiirro, xildhibaanno , culima udiin, iyo waxgarad kale, waxa uu guddoomiyuhu ugu horeyntii ka codsaday \u00a0qaybaha culimada Soomaaliyed in ay sii dardar galiyaan doorkooda muuqda ee wacyi gelinta bulshada, ilaalinta midnimada iyo la dagaallanka fikirka gurracan ee argagixisada.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cumar Filish ayaa ku bogaadiyey xubnaha wafdigaan, gaar ahaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal doorka hoggaamineed ee uu ka qaatay sidii Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ay gacan muuqata uga gaysan lahaayeen howlahii gurmadka.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa la wadaagay culimada Soomaaliyeed sida Maamulka Caasimadda ay uga go\u2019an tahay in ay garabsadaan oo kaalin hormuudnimo ay ka siiyaan barnaamijyada wacyi gelinta, darisaynta iyo dib u heshiinta, asigoo ugu danbayntii faray culimada soomaaliyeed in ay horseed u noqdaan xaqiijinta bulsho midaysan oo u jiheysan dhanka horumarka iyo wax wada qabsiga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408047 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-33.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-33.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-33-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-33-768x431.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408048 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-34.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-34.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-34-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-34-768x431.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408049 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-35.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-35.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-35-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-35-768x431.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408050 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-36.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-36.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-36-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/unnamed-36-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA) &#8211; Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka qayb galay munaasabad soo gootin ah \u00a0oo loo sameeyey xubnaha isxilqaamayaasha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ee uu hoggaaminayiyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal, kuwaas oo soo gaarsiiyey dalka deeq ay kaga qayb qaadanayeen gurmadkii loo fidiyay dadka soomaaliyeed ee dhibaatada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408048,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[10,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408046","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-sawirro","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408046"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408058,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408046\/revisions\/408058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}