{"id":408008,"date":"2019-11-24T14:17:45","date_gmt":"2019-11-24T11:17:45","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408008"},"modified":"2019-11-24T14:22:01","modified_gmt":"2019-11-24T11:22:01","slug":"golaha-aqalka-sare-oo-akhrintii-labaad-marsiiyay-hindise-sharciyeedka-shirkadaha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-aqalka-sare-oo-akhrintii-labaad-marsiiyay-hindise-sharciyeedka-shirkadaha-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Golaha Aqalka Sare oo akhrintii labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Shirkadaha."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku sii ambaqaaday \u00a0\u00a0kulankoodii caadiga ahaa golahaasi.<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa ku saabsana akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku sii ambaqaaday \u00a0\u00a0kulankoodii caadiga ahaa golahaasi. Ajendaha kulanka maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa ku saabsana akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed. Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":408012,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408008","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408011,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408008\/revisions\/408011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}