{"id":407954,"date":"2019-11-23T14:11:34","date_gmt":"2019-11-23T11:11:34","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407954"},"modified":"2019-11-23T14:11:34","modified_gmt":"2019-11-23T11:11:34","slug":"xildhibaannada-golaha-shacabka-oo-akhrinta-koowaad-marsiiyay-xisaab-xirka-miisaaniyadda-2018","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaannada-golaha-shacabka-oo-akhrinta-koowaad-marsiiyay-xisaab-xirka-miisaaniyadda-2018\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2018"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Mudaneyaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan uga socda xaruntooda ayaa akhrinta koowaad marsiiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2018-ka.<\/p>\n<p>Kulanka oo uu shir Guddoominayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey, ayna soo xaadireen 143 Xildhibaan ayaa looga hadlayay ajendayaasha kala ah<\/p>\n<p>1.Akhrinta 1-aad Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2018<\/p>\n<p>2.Dhamaystirka Axdiga Midowga Afrika ee dhowrista iyo u gargaarka Barakacayaasha ee Africa iyo<\/p>\n<p>3.Warbixinta safarkii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Ethiopia.<\/p>\n<p>Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo weli ah mid socda ayaa waxa ay akhrinta koowaad marsiiyeen mudaneyaasha Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2018.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Mudaneyaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan uga socda xaruntooda ayaa akhrinta koowaad marsiiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2018-ka. Kulanka oo uu shir Guddoominayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey, ayna soo xaadireen 143 Xildhibaan ayaa looga hadlayay ajendayaasha kala ah 1.Akhrinta 1-aad Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2018 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":407386,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407954","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407954"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407955,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407954\/revisions\/407955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}