{"id":407951,"date":"2019-11-23T13:51:09","date_gmt":"2019-11-23T10:51:09","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407951"},"modified":"2019-11-23T13:51:09","modified_gmt":"2019-11-23T10:51:09","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-oo-shahaadooyin-guddoonsiiyay-6-xisbi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-oo-shahaadooyin-guddoonsiiyay-6-xisbi\/","title":{"rendered":"Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka oo shahaadooyin guddoonsiiyay 6-xisbi"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo doonaya in ay ka qeyb-galka doorashooyinka soo socda.<\/p>\n<p>Xisbiyada KMG ah ee shahaadooyinka la siiyay maanta ayaa kala ahaa.<br \/>\n1-Xisbiga qaran,<\/p>\n<p>2-Xisbiga hor-u socodka shaqaalaha,<br \/>\n3-Xisbiga dhaq dhaqaaqa,<br \/>\n4-Xisbiga Saanuu,<br \/>\n5-Xisbiga midnimada,<br \/>\n6-Hoggaan qaran.<\/p>\n<p>Tirada guud ee xisbiyada siyaasadeed ee sida KMG ah uga diiwaan gashan guddiga doorashooyinka qaranka ayaa xilligaan gaaraya\u00a063 xisbi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo doonaya in ay ka qeyb-galka doorashooyinka soo socda. Xisbiyada KMG ah ee shahaadooyinka la siiyay maanta ayaa kala ahaa. 1-Xisbiga qaran, 2-Xisbiga hor-u socodka shaqaalaha, 3-Xisbiga dhaq dhaqaaqa, 4-Xisbiga Saanuu, 5-Xisbiga midnimada, 6-Hoggaan qaran. Tirada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":407952,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407951","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407953,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407951\/revisions\/407953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}