{"id":407933,"date":"2019-11-23T10:32:45","date_gmt":"2019-11-23T07:32:45","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407933"},"modified":"2019-11-23T10:32:45","modified_gmt":"2019-11-23T07:32:45","slug":"shir-ku-saabsan-horumarinta-maaliyadda-soomaaliya-oo-ka-furmay-yugandha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-ku-saabsan-horumarinta-maaliyadda-soomaaliya-oo-ka-furmay-yugandha\/","title":{"rendered":"Shir ku saabsan horumarinta Maaliyadda Soomaaliya oo ka furmay Yugandha"},"content":{"rendered":"<p>Kampala(SONNA)\u2026shirk looha hadlaayo horumarinta Maaliyadda Dalka ,isla markaana ay ka qeybgaleen Wasaaradda \u00a0Maaliyadda Dowladda FS iyo kan dowlad goboleedyada ayaa manta ka furmay magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha.<\/p>\n<p>Shirkaan \u00a0oo sidoo kale ay ka qeybgalayaan \u00a0maamulka Gobolka Banaadir,waxaaa mudada uu socdo loga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa shuruucda lagu hagayo\u00a0 dhaqaalaha Dalka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale madaxda Somaalliya ayaa u mahadceliyay \u00a0Safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Kampala oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay wafdigaasi uu hoggaaminaayo Wasiirka Maaliyadda DFS,mudane Beyle<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kampala(SONNA)\u2026shirk looha hadlaayo horumarinta Maaliyadda Dalka ,isla markaana ay ka qeybgaleen Wasaaradda \u00a0Maaliyadda Dowladda FS iyo kan dowlad goboleedyada ayaa manta ka furmay magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha. Shirkaan \u00a0oo sidoo kale ay ka qeybgalayaan \u00a0maamulka Gobolka Banaadir,waxaaa mudada uu socdo loga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa shuruucda lagu hagayo\u00a0 dhaqaalaha Dalka. Dhinaca kale madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":407934,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407933","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407933"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407937,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407933\/revisions\/407937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}