{"id":407898,"date":"2019-11-22T11:18:44","date_gmt":"2019-11-22T08:18:44","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407898"},"modified":"2019-11-22T11:18:44","modified_gmt":"2019-11-22T08:18:44","slug":"mareykanka-oo-walaac-ka-muujiyay-saameynta-shiinaha-ee-doorashooyinka-taiwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-walaac-ka-muujiyay-saameynta-shiinaha-ee-doorashooyinka-taiwan\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo walaac ka muujiyay saameynta Shiinaha ee doorashooyinka Taiwan"},"content":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa ka walaacsan isku dayga Shiinaha ee la xiriira inuu saameyn ku yeesho doorashada madaxweynenimo ee ka dhacaya \u00a0Taiwan, sidaasi waxaa laga soo xigtay sarkaal sare oo Mareykan ah oo manta oo Jimco ah ku sugan Jasiiraddaasi .<\/p>\n<p>Sarkaalkaasi ayaa sheegay in Shiinaha uu sare u qaaday cadaadiska jasiiradda iskeed \u00a0ugu dhawaaqday mamulkeeda oo dooneysa in bisha Janaayo ee sanadka soo socda ay qabato dorashoyin madaxtinimo.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa yimid maalmo kadib markii Taiwan ay ku dhaleeceysay Shiinaha inay wadaan isku day ku saabsan \u00a0faragalinta geedi socodka dimoqraadiyadda,gaar ahaan mudada lagu \u00a0guda jiro doorashada 11-ka Janaayo ee sanadka soo socda.<\/p>\n<p>Jasiiradda Taiwan oo ah maamul iskiis isu xukuma,ayaa dalka \u00a0Shiinuhu wuxuu u arkaa\u00a0 in ay tahay gobol ka mid ah dalweynaha Shiinaha,inkasta oo ay heleen taageero iyo tixgelin heer sare ah oo ay u muujiyeen dalal ay ka mid yihiin Mareykanka iyo kuwo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa ka walaacsan isku dayga Shiinaha ee la xiriira inuu saameyn ku yeesho doorashada madaxweynenimo ee ka dhacaya \u00a0Taiwan, sidaasi waxaa laga soo xigtay sarkaal sare oo Mareykan ah oo manta oo Jimco ah ku sugan Jasiiraddaasi . Sarkaalkaasi ayaa sheegay in Shiinaha uu sare u qaaday cadaadiska jasiiradda iskeed \u00a0ugu dhawaaqday mamulkeeda oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":407899,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407898","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407898","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407898"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407900,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407898\/revisions\/407900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}