{"id":407803,"date":"2019-11-21T10:36:04","date_gmt":"2019-11-21T07:36:04","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407803"},"modified":"2019-11-21T10:40:13","modified_gmt":"2019-11-21T07:40:13","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-ka-tacsiyeysay-geeridii-almaas-elman-oo-shalay-lagu-dilay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-tacsiyeysay-geeridii-almaas-elman-oo-shalay-lagu-dilay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay dilkii Almaas Elman"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Bulshada Soomaaliyeed iyo Eheladii ay ka geeriyootay Almaas Elman Cali Axmed, oo Shalay lagudilay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Marxuumad Almaas Elman ayaa ahayd Gabar da\u2019yar oo u ololeysa nabadda iyo xuquuqda Aadanaha, isla markaana aheyd Diblumaasi Soomaaliyeed oo kasoo shaqeysay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay dilka Almaas Elman, iyadoo kasoo saartay war Saxaafaeed arrimaasi ku aaddan.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso war saxaafadeedka:-<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/War-saxaafadeed-Tacsi-Almaas-Elman-20-11-2019-2.pdf\">War-saxaafadeed Tacsi Almaas Elman 20-11-2019 (2)<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Bulshada Soomaaliyeed iyo Eheladii ay ka geeriyootay Almaas Elman Cali Axmed, oo Shalay lagudilay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho. Marxuumad Almaas Elman ayaa ahayd Gabar da\u2019yar oo u ololeysa nabadda iyo xuquuqda Aadanaha, isla markaana aheyd Diblumaasi Soomaaliyeed oo kasoo shaqeysay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407810,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407803","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407803","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407803"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407814,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407803\/revisions\/407814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}