{"id":407798,"date":"2019-11-21T09:59:22","date_gmt":"2019-11-21T06:59:22","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407798"},"modified":"2019-11-21T09:59:39","modified_gmt":"2019-11-21T06:59:39","slug":"waxgaradka-soomaaliyeed-oo-ka-hadlay-kulankii-dhex-maray-madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxdii-hore-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waxgaradka-soomaaliyeed-oo-ka-hadlay-kulankii-dhex-maray-madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxdii-hore-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Waxgaradka Soomaaliyeed oo ka hadlay kulankii dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii hore ee Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Qaar kamid Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey kullankii dhexmaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maray.<\/p>\n<p>Nabad-doon, Xasan Kacaan oo ka mid ah wax garadka Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in tani ay tahay tallaabo loo qaaday dhinaca horumarka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan boogaadin iyo hambalyo u dirayaa Madaxweyne Farmaajo in uu u yeero oo uu marti qaado Madaxweynayaashii hore ee Dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, taas ayaa natusineysa in uu isbeddel ku yimid siyaasadda Dalka, waana wax u baahan in lasii wado\u201d ,ayuu yiri Nabadoon kacaan.<\/p>\n<p>Qodobbo dhowr ah ayay isla soo qaadeen Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore ee Dalka, iyadoo kulankoodu uu ku soo dhamaaday isfaham buuxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Qaar kamid Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey kullankii dhexmaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maray. Nabad-doon, Xasan Kacaan oo ka mid ah wax garadka Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in tani ay tahay tallaabo loo qaaday dhinaca horumarka. \u201cWaxaan boogaadin iyo hambalyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407799,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407798","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407800,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407798\/revisions\/407800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}