{"id":407440,"date":"2019-11-16T15:05:23","date_gmt":"2019-11-16T12:05:23","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407440"},"modified":"2019-11-16T15:05:23","modified_gmt":"2019-11-16T12:05:23","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-dfs-oo-ku-soo-laabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-dfs-oo-ku-soo-laabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo ku soo laabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya \u00a0Cabdi Maxamed |Sabriye oo booqasho shaqo ku tagay Baydhabo ayaa Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho,<\/p>\n<p>Wasiirka oo Garonka diyaaradaha ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan dowladda FS,waxaa mudadii uu ku sugnaa Beydhabo uu la kulmay<\/p>\n<p>Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ,wasiiro ,Xildhibaano ,iyo Mas\u2019uliyiin kale.<\/p>\n<p>Ujeedada booqashada ayaa lagu micneeyay wadatashi ku aadan xuashada xildhibaanada labaad ee dowlad goboleedka K\/galbeed,kuwaas oo uu kala hadlay Madaxweynaha KGS , Mudane C\/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddomiyaha Baarlamanka KGS<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya \u00a0Cabdi Maxamed |Sabriye oo booqasho shaqo ku tagay Baydhabo ayaa Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho, Wasiirka oo Garonka diyaaradaha ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan dowladda FS,waxaa mudadii uu ku sugnaa Beydhabo uu la kulmay Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":407442,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407440","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407440"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407443,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407440\/revisions\/407443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}