{"id":407409,"date":"2019-11-16T14:00:09","date_gmt":"2019-11-16T11:00:09","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407409"},"modified":"2019-11-16T14:21:17","modified_gmt":"2019-11-16T11:21:17","slug":"mareykanka-oo-haftar-ugu-baaqay-in-uu-joojiyo-dagaalada-uu-ka-wado-tripoli","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-haftar-ugu-baaqay-in-uu-joojiyo-dagaalada-uu-ka-wado-tripoli\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Haftar ugu baaqay in uu joojiyo dagaalada uu ka wado duleedka Tripoli"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday ciidamada Qaranka dalka Liibiya in ay joojiyaan dagaalada hujuuumka ah ee ay ku qaadayaan magalaada caasimadda ah ee Tripoli .<\/p>\n<p>Hadaladaasi ayaa ka dambeeyay bayaan ay maalinimadii Khamiista soo sareen Waaxda Arimaha Dibadda ee Mareykanka ka dib markii wadahadallo lala yeeshay wafdi ka socday\u00a0 dowladda xarunteedu tahay Tripoli\/<\/p>\n<p>Washington ayaa ku eedeysay Moscow inay ka faa\u2019iideysaneyso khilaafka ka taagan dalka Liibiya,waxayna ku boorriyeen Generaal Khalifa Haftar in uu joojiyo weerarada ay ciidamadiisu ka wadaan caasimada Libya.<\/p>\n<p>Ciidamada Libya ayaa u kala qeybsamay kooxo iska horjeeda oo xarumo ka kala dhigtay Tripoli iyo bariga tan iyo sanadkii 2014,waxaana mudadaasi sii kordhay kala duwanaanta fikradaha kooxaha hoggaamiyaasha kadib markii ay NATO horay u taageertay afgembigii taliyihii muddada dheer jiray Mucamar Qaddaafi saddex sano ka hor.<\/p>\n<p>Bishii Abriil ee sanadkaan \u00a0Haftar iyo ciidamadiisu waxay bilaabeen duullaan si uu ula wareego caasimada Liibiya oo xarun u ah dowladda ay aqoonsan yihiin caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday ciidamada Qaranka dalka Liibiya in ay joojiyaan dagaalada hujuuumka ah ee ay ku qaadayaan magalaada caasimadda ah ee Tripoli . Hadaladaasi ayaa ka dambeeyay bayaan ay maalinimadii Khamiista soo sareen Waaxda Arimaha Dibadda ee Mareykanka ka dib markii wadahadallo lala yeeshay wafdi ka socday\u00a0 dowladda xarunteedu tahay Tripoli\/ Washington ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":407416,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407409","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407409"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407420,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407409\/revisions\/407420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407416"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}