{"id":407381,"date":"2019-11-16T10:20:35","date_gmt":"2019-11-16T07:20:35","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407381"},"modified":"2019-11-16T10:20:35","modified_gmt":"2019-11-16T07:20:35","slug":"xildhibaannada-j-f-s-oo-ka-shiraya-xisaab-xirka-miisaaniyadda-sanadkii-tegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaannada-j-f-s-oo-ka-shiraya-xisaab-xirka-miisaaniyadda-sanadkii-tegay\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada J.F.S oo ka shiraya xisaab xirka miisaaniyadda sanadkii tegay"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa \u00a0maanta yeelanaya kulan looga hadlaayo xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii tegey ee 2018-kii.<\/p>\n<p>Golaha Shacabka ayaa maanta waxaa horyaalla Ajandayaal dhowr ah kuwaasi oo\u00a0 kala ah inay akhrinta koowaad marsiiyaan Xisaab xirka Miisaniyadda sanadkii tegay iyo akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka Daawada.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka qeyb galaan kulanka maanta, si ay mudanayaasha warbixino uga siiyaan xisaab xirka miisanad sanadeedka 2018-ka iyo Hindise sharciyeedka Daawada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa \u00a0maanta yeelanaya kulan looga hadlaayo xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii tegey ee 2018-kii. Golaha Shacabka ayaa maanta waxaa horyaalla Ajandayaal dhowr ah kuwaasi oo\u00a0 kala ah inay akhrinta koowaad marsiiyaan Xisaab xirka Miisaniyadda sanadkii tegay iyo akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka Daawada. Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caafimaadka ee Xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":407382,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407381","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407383,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407381\/revisions\/407383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407382"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}