{"id":407275,"date":"2019-11-14T11:40:35","date_gmt":"2019-11-14T08:40:35","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407275"},"modified":"2019-11-14T11:40:35","modified_gmt":"2019-11-14T08:40:35","slug":"heshiis-xabad-joojin-ah-oo-ka-dhaqangalay-marinka-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heshiis-xabad-joojin-ah-oo-ka-dhaqangalay-marinka-gaza\/","title":{"rendered":"Heshiis xabad joojin ah, oo ka dhaqangalay Marinka Gaza\u00a0\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Heshiis xabad joojin ah, oo lagu dhameynaayo dagaal socday laba maalmood oo galaftay nolosha 32-ruux,ayaa ka dhaqan-galay waaberigii saaka Marinka Gaza,sida laga soo xigtay ilo laga helay Masar iyo saraakiil ka tirsan Ururka Islamic Jihaad,<\/p>\n<p>Heshiiska Xabad joojinta\u00a0 ayaa yimid ,ka dib kolkii Ururada Falastiin iyo ciidamada Isra\u2019il ay isweydaarsadeen gantaallo iyo duqeyn xaggga circa ah oo ka dhacay Marinka Gaza iyo konfura Isra\u2019il.<\/p>\n<p>Heshiiska xabad joojinta oo ay \u00a0soo qaban qaabiyeen \u00a0xukuumadda Masar oo gacab ka helaya sarakiil ka socday Maeykanka,waxaa taageeray qeybaha ururada Falastiin, oo ay ku jirto kooxda Islaamic Jihaad.<\/p>\n<p>Heshiiska ayaa dhigaya in kooxaha Falastiiniyiinta ay waajib ku tahay inay hubiyaan xabad joojinta iyo xasilloonida Qaza, halka Israel laga doonayo inay joojiso cadaawadda ayna hubiso xabbad-joojinta\u00a0 inta lagu guda-jiro banaanbaxyada Falastiiniyiinta.<\/p>\n<p>Lix xubnood oo ka tirsan qoyska marxuum Abu Malhous ,isla markaana ay ku\u00a0 jireen \u00a03-caruur ah iyo laba haween ah,ayaa lagu dilay duqeyn laba cisho ka hor ay fuliyeen diyaaradaha Isra\u2019il,kaas \u00a0oo ka dhacay deegaanka Deir al-Balah oo dhaca koonfurta Marinka Gaza.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Heshiis xabad joojin ah, oo lagu dhameynaayo dagaal socday laba maalmood oo galaftay nolosha 32-ruux,ayaa ka dhaqan-galay waaberigii saaka Marinka Gaza,sida laga soo xigtay ilo laga helay Masar iyo saraakiil ka tirsan Ururka Islamic Jihaad, Heshiiska Xabad joojinta\u00a0 ayaa yimid ,ka dib kolkii Ururada Falastiin iyo ciidamada Isra\u2019il ay isweydaarsadeen gantaallo iyo duqeyn xaggga circa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":407276,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407275","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407277,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407275\/revisions\/407277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}