{"id":407256,"date":"2019-11-14T06:47:28","date_gmt":"2019-11-14T03:47:28","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407256"},"modified":"2019-11-14T06:47:35","modified_gmt":"2019-11-14T03:47:35","slug":"wasiir-beyle-oo-ka-qeyb-galay-shirka-wada-tashiga-guddiga-maaliyadda-aqalka-sare-ee-ka-socda-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-qeyb-galay-shirka-wada-tashiga-guddiga-maaliyadda-aqalka-sare-ee-ka-socda-garoowe\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle oo ka qeyb galay shirka wada tashiga Guddiga maaliyadda Aqalka sare ee ka socda Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Shirkii wada tashiga Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Aqalka Sare iyo Dowlad Goboleedyada\u00a0 uga socday Magaalada Garoowe oo galay Maalintii 5-aad ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle.<\/p>\n<p>Muhiimadda kulankan ayaa ah in si wadajir ah looga tashto, go&#8217;aan mideysanna laga qaato sharciyada maaliyadda Dalka.<\/p>\n<p>Qorshaha maaliyadda Dalka ayaa haatan maraya meel wanaagsan, iyadoo ay Beesha Caalamka iyo hay\u2019adda Lacagta Adduunkuba si weyn u bogaadiyeen habaynta dhaqaalaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Shirkii wada tashiga Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Aqalka Sare iyo Dowlad Goboleedyada\u00a0 uga socday Magaalada Garoowe oo galay Maalintii 5-aad ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle. Muhiimadda kulankan ayaa ah in si wadajir ah looga tashto, go&#8217;aan mideysanna laga qaato sharciyada maaliyadda Dalka. Qorshaha maaliyadda Dalka ayaa haatan maraya meel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407257,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407256","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407258,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407256\/revisions\/407258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}