{"id":407235,"date":"2019-11-13T18:17:53","date_gmt":"2019-11-13T15:17:53","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407235"},"modified":"2019-11-13T18:17:53","modified_gmt":"2019-11-13T15:17:53","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-la-kulmay-guddoomiyaha-guddiga-midawga-yurub-ee-iskaashiga-iyo-horumarinta-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-la-kulmay-guddoomiyaha-guddiga-midawga-yurub-ee-iskaashiga-iyo-horumarinta-caalamiga-ah\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Guddoomiyaha Guddiga Midawga Yurub Ee Iskaashiga Iyo Horumarinta Caalamiga Ah"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\"><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane <a href=\"https:\/\/www.google.com\/url?q=https%3A%2F%2Fsable.madmimi.com%2Fc%2F7253%3Fid%3D1031095.5894.1.d10aa721cafe8497357419474a936157&amp;sa=D&amp;sntz=1&amp;usg=AFQjCNEScA484ufSV9ZGjAigBfX6oM_z9Q\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\" data-saferedirecturl=\"https:\/\/www.google.com\/url?hl=en&amp;q=https:\/\/www.google.com\/url?q%3Dhttps%253A%252F%252Fsable.madmimi.com%252Fc%252F7253%253Fid%253D1031095.5894.1.d10aa721cafe8497357419474a936157%26sa%3DD%26sntz%3D1%26usg%3DAFQjCNEScA484ufSV9ZGjAigBfX6oM_z9Q&amp;source=gmail&amp;ust=1573744551329000&amp;usg=AFQjCNGsrj4xiY-emO7orQCY253O7VCntg\">Xasan Cali Khayre<\/a>\u00a0ayaa magaalada Brussels kula kulmay guddoomiyaha guddiga midawga Yurub ee Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah, Neven Mimica.<\/p>\n<p align=\"left\">Kulanka dhex maray Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo Neven Mimica ayaa looga hadlay xaalada dalka, gaar ahaan arrimaha dib-u-qaabeynta ee dowladdu wado.<\/p>\n<p align=\"left\">Neven Mimica oo caddeeyay in midawga Yurub ay sii wadayo taageeradiisa arrimaha dib-u-habeynta ee guulaha wanaagsan laga gaaray, ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahantahay maal gelin xooggan oo wax ku ool ah, si loo gaaro horumarka la hiigsanayo.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha oo Faransiiska uga qayb galay shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris, ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium, u yimid inuu kulamo la qaato hoggaanka cusub ee Midawga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre\u00a0ayaa magaalada Brussels kula kulmay guddoomiyaha guddiga midawga Yurub ee Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah, Neven Mimica. Kulanka dhex maray Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo Neven Mimica ayaa looga hadlay xaalada dalka, gaar ahaan arrimaha dib-u-qaabeynta ee dowladdu wado. Neven Mimica oo caddeeyay in midawga Yurub ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407236,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407237,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407235\/revisions\/407237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}