{"id":407212,"date":"2019-11-13T13:49:53","date_gmt":"2019-11-13T10:49:53","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407212"},"modified":"2019-11-13T15:29:38","modified_gmt":"2019-11-13T12:29:38","slug":"wasaaradda-dastuurka-oo-kulan-la-qaadatay-culimaaudiinka-soomaaliyeed-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-dastuurka-oo-kulan-la-qaadatay-culimaaudiinka-soomaaliyeed-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Dastuurka oo kulan wada tashi ah la qaadatay Culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shir wadatashi ah oo ku saabsan aragtida iyo talada culumada kuna aaddan dib u eegista dastuurka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda arrimaha Dastuurka ee Xuluumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho .<\/p>\n<p align=\"left\">Shirka oo ay kasoo qaybgaleen qaar kamid ah culumaa&#8217;udiinka Soomaaliyeed ayaa waxaa furay Wasiirka arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Saalax Axmed Jaamac.<\/p>\n<p align=\"left\">Guddoomiyaha hay\u2019adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo la-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Diinta Sheekh Cali Wajiis oo kulanka khudbado ka jeediyeen ayaa waxay bogaadiyeen waxqabadka Wasaaradda, sidoo kalena waxay Wasaaradda ku amaaneen sida ay marwalba u tixgeliso aragtida Culimada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">Dhanka Kale, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda arrimaha Dastuurka Dr; Xuseen Cabdi Cilmi oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in Wasaaradda ay garowsan tahay muhiimadda culimada, sidoo kalena la joogteyn doono kulamada wadatashiga ah ee u dhaxeeya Wasaaradda iyo culimaa&#8217;udiinka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiirka arrimaha Dstuurka , Saalax Axmed Jaamac, oo furay shirka ayaa yiri \u201cCulimada sida ay ogtahayba waxaa Dalka ka socda dib u soo kabasho oo ay ugu horreeyso in la dhameystiro Dastuurka; waxaanan dooneynaa culimada inay aragtiyadooda ku kordhiyaan dhamaan qodabbada xasaasiga ah iyo kuwa masiiriga ah ee ku jira Dastuurka, waxayna taa caddeynaysaa in doorka Culimada ee dhameystirka Dastuurka uu yahay mid lagama maarmaan ah\u201d.<\/p>\n<p align=\"left\">Ugu dmabayn, shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay halka uu marayo geeddi-socodka dib u eegista Dastuurka iyo qodobbada dib loo eegay, waxayna Culimadu ka dhiibteen aragtiyadooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-407214 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasaturka5.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasaturka5.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasaturka5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasaturka5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasaturka5-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-407215 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasruka2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasruka2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasruka2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasruka2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasruka2-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-407216 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka6.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka6.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka6-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-407217 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka7.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka7.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dasturka7-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-407218 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dastuurka3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dastuurka3-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dastuurka3-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dastuurka3-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dastuurka3-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shir wadatashi ah oo ku saabsan aragtida iyo talada culumada kuna aaddan dib u eegista dastuurka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda arrimaha Dastuurka ee Xuluumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho . Shirka oo ay kasoo qaybgaleen qaar kamid ah culumaa&#8217;udiinka Soomaaliyeed ayaa waxaa furay Wasiirka arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407213,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407212","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407212"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407222,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407212\/revisions\/407222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}