{"id":407157,"date":"2019-11-13T10:23:49","date_gmt":"2019-11-13T07:23:49","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407157"},"modified":"2019-11-13T13:22:05","modified_gmt":"2019-11-13T10:22:05","slug":"horjooge-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-duqeyn-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-duqeyn-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Isku xirihii Al-shabaab iyo Al-qaacidda oo la dilay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War ka soo baxay taliska Mareykanka Africa ee AFRICOM, ayaa lagu shaaciyay in duqeyn Diyaaradeed lagu dilay Sarkaal Argagixisada u qaabbilsanaa isku xirka Al-Shabaab iyo Al-qaacidda.<\/p>\n<p>Warka AFRICOM, ayaa lagu sheegay in duqeynta ay ka dhacday Degmadsa Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, horjoogaha la dilay ayaa xilliga uu weerarku dhacayay ku \u00a0howlanaa isticmaalka Khadka Internet-ka.<\/p>\n<p>Warka ayaa intaa ku daraya in Ninka la dilay u xiriir toos ah la lahaa Al-qaacidda, sidoo kalena uu ku Magacawnaa wakiilka Al-Shabaab u qaabbilsan isku xirka Labada koox argagixiso.<\/p>\n<p>AFRICOM, waxa ay hoosta ka xariiqday in duqeyntii ka dhacday Degmada Jilib aysan wax khasaare ah ka soo gaarin Dad rayid ah, howl-galkaasna uu u dhacay sidii loogu talo galay.<\/p>\n<p>Warbixinta la shaaciyay ayaa lagu ammaanay Ciidammada Soomaaliya oo qeyb ka ahaa howl-galkii Jilib ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War ka soo baxay taliska Mareykanka Africa ee AFRICOM, ayaa lagu shaaciyay in duqeyn Diyaaradeed lagu dilay Sarkaal Argagixisada u qaabbilsanaa isku xirka Al-Shabaab iyo Al-qaacidda. Warka AFRICOM, ayaa lagu sheegay in duqeynta ay ka dhacday Degmadsa Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, horjoogaha la dilay ayaa xilliga uu weerarku dhacayay ku \u00a0howlanaa isticmaalka Khadka Internet-ka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407158,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407157","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407157","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407157"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407211,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407157\/revisions\/407211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407158"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}