{"id":407146,"date":"2019-11-13T08:44:08","date_gmt":"2019-11-13T05:44:08","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407146"},"modified":"2019-11-13T08:44:41","modified_gmt":"2019-11-13T05:44:41","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-beesha-caalamka-ugu-baaqay-in-wax-laga-beddelo-qaabka-loo-caawiyo-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-beesha-caalamka-ugu-baaqay-in-wax-laga-beddelo-qaabka-loo-caawiyo-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Beesha Caalamka ugu baaqay in wax laga beddelo qaabka loo caawiyo Dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Paris-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo Dalka Faransiiska uga qeyb galay shirka Sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris, ayaa sheegay in ay habboon tahay in saaxiibbada Caalamka ay muhiimad gaar ah siiyaan maal gelinta hannaanka dib u kabashada Dalka.<\/p>\n<p>\u201cMaalgelinta dib u dhiska hay&#8217;adaha Dowladeed, waa in ayada lafteeda loo arkaa in ay ka mid tahay dedaallada la doonayo in lagu gaaro himilooyinka horumarka Qaranka.\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa dood uu ka qeyb galay waxa uu ka caddeeyay in Soomaaliya ay hiigsaneyso horumar ballaaran oo u horseedda in ay soo ceshato kaalintii ay Dunida horay ugu lahayd.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paris-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo Dalka Faransiiska uga qeyb galay shirka Sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris, ayaa sheegay in ay habboon tahay in saaxiibbada Caalamka ay muhiimad gaar ah siiyaan maal gelinta hannaanka dib u kabashada Dalka. \u201cMaalgelinta dib u dhiska hay&#8217;adaha Dowladeed, waa in ayada lafteeda loo arkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407147,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407146","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407148,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407146\/revisions\/407148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}