{"id":407131,"date":"2019-11-12T21:33:48","date_gmt":"2019-11-12T18:33:48","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407131"},"modified":"2019-11-13T00:05:40","modified_gmt":"2019-11-12T21:05:40","slug":"wasiirka-waxbarashadda-xfs-oo-paris-uga-qeyb-galay-shirweyne-labadii-sano-mar-ka-dhaca-xarunta-unesco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashadda-xfs-oo-paris-uga-qeyb-galay-shirweyne-labadii-sano-mar-ka-dhaca-xarunta-unesco\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashadda XFS oo Paris uga qeyb galay Shirweyne labadii sano mar ka dhaca Xarunta UNESCO."},"content":{"rendered":"<p>Paris (SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxa ugu qeyb-galay shirweyne labadii sano mar ka dhaca xarunta Ururka UNESCO.<\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashada mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in shirkani ahmiyad gaar ah u leeyahay bahda waxbarashada dalka.<\/p>\n<p>&#8220;Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaa nooga bilowday\u00a0 maanta shirweyne labadii sano mar ka dhaca xarunta Ururka UNESCO, Shirkan waxaa ka qeyb galaya 193 dal oo xubin\u00a0 ka\u00a0 ah ururka, Aniga iyo wafdiga aan hogaaminayo waxaa sharaf noo ah in ka qayb galkeenu xubin muhiim u tahay Ururka&#8221; ayuu yiri Wasiir Goodax.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkaasi ka jeedin doona Khudbad ka turjumeysa Kabashada Tacliinta Dalkeenna iyo Horumarka Dawladda ay ka sameysay dhanka Waxbarashadda.<\/p>\n<p>&#8220;Intuu shirku socdo waxaan ka jeedin doonaa khudbad ka turjumaysa\u00a0 kabsashada tacliinta Soomaaliya, Sidoo kale waxaan heshiisyo iyo kulamo layeelan doonaa dalalka ka soo qayb galaya shireman&#8221; ayuu yiri Wasiirka Waxbarashadda XFS.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-407134\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0000.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0000.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0000-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-407133\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0001.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0001.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0001-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-407132\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0002-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"767\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0002.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0002-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG-20191112-WA0002-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 767px) 100vw, 767px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paris (SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxa ugu qeyb-galay shirweyne labadii sano mar ka dhaca xarunta Ururka UNESCO. Wasiirka waxbarashada mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in shirkani ahmiyad gaar ah u leeyahay bahda waxbarashada dalka. &#8220;Magaalada Paris ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407144,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407131","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407131"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407138,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407131\/revisions\/407138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}