{"id":407097,"date":"2019-11-12T15:53:39","date_gmt":"2019-11-12T12:53:39","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407097"},"modified":"2019-11-12T15:56:33","modified_gmt":"2019-11-12T12:56:33","slug":"407097-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/407097-2\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo 10,000 kun oo ku deeqday gurmadka fatahaadaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA) <\/strong>hay\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa lacag dhan $10,000 ugu deeqay Dadka ay saameeynta ku yeesheen fatahaadaha Webiyada Dalka, si wax loogu qabto dadkaasi Soomaaliyeed oo dhibaatooyinka la gudboon.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa Lacagtaas ku wareejisay Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha,si ay u gaarsiiyaan dadkii loogu talagalay.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga ayaa uga mahadceliyay hay&#8217;adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo howlwadeenadeeda sida ay uga qeyb qaateen u gurmashada walaalohooda oo dhibaataysan.<\/p>\n<p>Tan ayaa waxaa ay qeyb ka tahay dadaalada loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed oo saameynta ay ku yeesheen fatahaadaha iyo roobabka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) hay\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa lacag dhan $10,000 ugu deeqay Dadka ay saameeynta ku yeesheen fatahaadaha Webiyada Dalka, si wax loogu qabto dadkaasi Soomaaliyeed oo dhibaatooyinka la gudboon. Mas&#8217;uuliyiinta Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa Lacagtaas ku wareejisay Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha,si ay u gaarsiiyaan dadkii loogu talagalay. Xubnaha guddiga ayaa uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407107,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407097","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407097"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407111,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407097\/revisions\/407111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}