{"id":407044,"date":"2019-11-12T09:26:08","date_gmt":"2019-11-12T06:26:08","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=407044"},"modified":"2019-11-12T10:21:36","modified_gmt":"2019-11-12T07:21:36","slug":"israeli-oo-duqeyn-ku-dishay-dad-rayid-ah-iyo-sarkaal-sare-oo-ka-tirsan-ururka-jihaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israeli-oo-duqeyn-ku-dishay-dad-rayid-ah-iyo-sarkaal-sare-oo-ka-tirsan-ururka-jihaad\/","title":{"rendered":"Israeli oo duqeyn ku dishay dad rayid ah \u00a0iyo sarkaal sare oo ka tirsan ururka Jihaad"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israel ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda \u00a0Jihaadul Islaam ee ay taageeraan Iiraan Ka dib weerar ka dhacay Marinka Gaza oo lgu bartilmaameedsaday ninkasi.<\/p>\n<p>Dilka sarkaalkaasi oo lagu magacaabo \u00a0Baha Abu Al-Atta ,ayaa dhacay xilli uu ku sugnaa hoygiisa oo ku yiillay degmada Shejaia ee Gaza \u00a0waxaana sidoo kale duqeyntaasi lagu dilay haweeneey,halka uu dhaawac soo gaaray laba ruux oo kale .<\/p>\n<p>War murtiyeed ay soo saarteen Kooxda reer Falastiin \u00a0ay maanata lagu xaqiijiyay geerida sarkaaalkasi oo da\u2019diisa lagu sheegay 42-sano jir.<\/p>\n<p>Duqeyntaasi ka dib tiro gantaallo ah ayaa lagu weerarary deegaanada dadka Yuhuudda ee ku dhow Gaza, mana jiraan faahfaahin \u00a0ku saabsan khasaraha gantaaladaasi oo ka yimid madaxda Isra\u2019il.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israel ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda \u00a0Jihaadul Islaam ee ay taageeraan Iiraan Ka dib weerar ka dhacay Marinka Gaza oo lgu bartilmaameedsaday ninkasi. Dilka sarkaalkaasi oo lagu magacaabo \u00a0Baha Abu Al-Atta ,ayaa dhacay xilli uu ku sugnaa hoygiisa oo ku yiillay degmada Shejaia ee Gaza \u00a0waxaana sidoo kale duqeyntaasi lagu dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":407045,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-407044","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=407044"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":407052,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/407044\/revisions\/407052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=407044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=407044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=407044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}