{"id":406975,"date":"2019-11-11T11:04:49","date_gmt":"2019-11-11T08:04:49","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406975"},"modified":"2019-11-11T11:05:43","modified_gmt":"2019-11-11T08:05:43","slug":"madaxweynaha-shiinaha-oo-gaaray-dalka-giriigga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-shiinaha-oo-gaaray-dalka-giriigga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Shiinaha iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Giriigga"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Shiinaha Mr. Xi Jinping ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magalada Athenis ee dalka Griigga ,halkasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn heer sare ah oo ay hormuud ka yihiin madaxda dalkaasi.<\/p>\n<p>Booqashada Madaxweynaha oo qaadaneysa muddo 3-cisho ah ,waxaa inta uu joogo dalka Giriigga uu madaxda dalkaasi kala hadli doonaa \u00a0sidii loo adkeyn lahaa\u00a0 xiriirka labada dal iyo \u00a0iskaashiga ganacsi iyo kan dhaqaalaha ee ka dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Shiinaha wxa uu mudada uu joogo dalka Girigga uu boooqan \u00a0doonaa dekada Piraeus oo ay maamusho shirkada shixnadaha Cosco \u00a0ee ay leeyihiin Shiinaha .<\/p>\n<p>Waxaa lagu qiyaasaa boqolkiiba 10 alaabada dalka Shiinaha uu u dhoofiyo dalalka Yurub,waxa ay sii maraan dekedda Piraeus oo kulaasha biyaha badda Meditareeniyamka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Shiinaha Mr. Xi Jinping ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magalada Athenis ee dalka Griigga ,halkasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn heer sare ah oo ay hormuud ka yihiin madaxda dalkaasi. Booqashada Madaxweynaha oo qaadaneysa muddo 3-cisho ah ,waxaa inta uu joogo dalka Giriigga uu madaxda dalkaasi kala hadli doonaa \u00a0sidii loo adkeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406976,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406975","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406975"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406978,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406975\/revisions\/406978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}