{"id":406949,"date":"2019-11-10T15:10:18","date_gmt":"2019-11-10T12:10:18","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406949"},"modified":"2019-11-10T15:10:18","modified_gmt":"2019-11-10T12:10:18","slug":"wasiirka-maaliyadda-dfs-oo-ka-warbixiyay-waxqabadka-wasaaradda-iyo-guulihii-ay-ku-tallaabsadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-dfs-oo-ka-warbixiyay-waxqabadka-wasaaradda-iyo-guulihii-ay-ku-tallaabsadeen\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda DFS oo ka warbixiyay waxqabadka wasaaradda iyo guulihii ay ku tallaabsadeen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONA)&#8230;Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane,C\/\/raxmaan Ducaale Beyle ayaa\u00a0 manta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan uu kaga warbixinaayey waxqabadkii kala duwanaa ee bishii la soo dhaafay u suurtagalay Wasaaradda iyo guulaha wax ku oolka ah ee ay ku tallaabsatay wasaaradda.<\/p>\n<p>Kulankaan oo Aah mid bishiiba mar loo qabto bulshada ayaa waxa uu la xiriira sidii dadka loo siin lahaa faah-faahinta Maaliyadeed iyo waxa u qabsoomay wasaaradda mudada bisha ah ee tagtay<\/p>\n<p>Waxaan soo bandhigay natiijadii ka soo baxday shirarkii aan la soo galay madaxda hey\u2019ada ha kala ah, IMF, World Bang iyo Bangiga Horumarinta Afrika,ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Mudane Beyle ayaa xusay in bulshada lala wadaagayo hiigsiga ku aadan hanaanka deyn-Cafinta oo uu tilmaamay in rajo wanaagsan laga \u00a0leenahay sanada soo socota ee 2020,<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Beyleayaa shaabka kula dardaarmayin la isqabsado gacmaha oo si wadajir ah loogu shaqeeyo dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONA)&#8230;Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane,C\/\/raxmaan Ducaale Beyle ayaa\u00a0 manta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan uu kaga warbixinaayey waxqabadkii kala duwanaa ee bishii la soo dhaafay u suurtagalay Wasaaradda iyo guulaha wax ku oolka ah ee ay ku tallaabsatay wasaaradda. Kulankaan oo Aah mid bishiiba mar loo qabto bulshada ayaa waxa uu la xiriira sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406950,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406949","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406951,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406949\/revisions\/406951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}