{"id":406945,"date":"2019-11-10T14:38:25","date_gmt":"2019-11-10T11:38:25","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406945"},"modified":"2019-11-10T14:39:17","modified_gmt":"2019-11-10T11:39:17","slug":"wafdi-kasocda-xafiiska-raiisul-wasaaraha-oo-gaaray-xeraale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-kasocda-xafiiska-raiisul-wasaaraha-oo-gaaray-xeraale\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda xafiiska Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS oo gaaray Xeraale"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda xafiiska Ra&#8217;iisul Wasaaraha iyo wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay hoggaaminayaan la taliyaha Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa manta gaaray deegaanka Xeraale oo ka tirsan maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wafdigaan oo ay ka mid ahaayeen xubnaha la socday Agaasimayaasha dib-u-heshiisiinta iyo federaaleynta, waxa ay Xeraale kula kulmay guddiga Farsamada dhammeystirka dadaallada dib-u-heshiinta Xeraale iyo Huurshe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda xafiiska Ra&#8217;iisul Wasaaraha iyo wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay hoggaaminayaan la taliyaha Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa manta gaaray deegaanka Xeraale oo ka tirsan maamulka Galmudug. Wafdigaan oo ay ka mid ahaayeen xubnaha la socday Agaasimayaasha dib-u-heshiisiinta iyo federaaleynta, waxa ay Xeraale kula kulmay guddiga Farsamada dhammeystirka dadaallada dib-u-heshiinta Xeraale iyo Huurshe.<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406946,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406945"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406948,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406945\/revisions\/406948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}