{"id":406942,"date":"2019-11-10T10:43:01","date_gmt":"2019-11-10T07:43:01","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406942"},"modified":"2019-11-10T10:43:01","modified_gmt":"2019-11-10T07:43:01","slug":"diyaarado-gaargaar-sida-oo-ku-wajahan-magaalada-baladwayne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaarado-gaargaar-sida-oo-ku-wajahan-magaalada-baladwayne\/","title":{"rendered":"Diyaarado gaargaar sida oo ku wajahan magaalada Baladwayne"},"content":{"rendered":"<p>Muqdiho-(SONNA)- Diyaarado gargaar u sido dadka ay saameeyeen \u00a0fatahaadda Webiga Shabeelle\u00a0ee Magaalada baladweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa ku howlanaa mudooyinkan sidii\u00a0gargaar dhameystiran loo gaarsiin lahaa Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha iyo Roobabka.<\/p>\n<p>Shalay ayay ahayd markii diyaarado sido gurmad isugu jiro daawooyin iyo Raashin la gaarsiiyay dagmada Bardaale , sidoo kale Magaalada Baladwayne ee Gobolka Hiraan ayaa horay loo gaarsiiyay gargaar kala duwan oo ka yimid gudaha Soomaaliya iyo wadamada aan saaxiibada nahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdiho-(SONNA)- Diyaarado gargaar u sido dadka ay saameeyeen \u00a0fatahaadda Webiga Shabeelle\u00a0ee Magaalada baladweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa ku howlanaa mudooyinkan sidii\u00a0gargaar dhameystiran loo gaarsiin lahaa Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha iyo Roobabka. Shalay ayay ahayd markii diyaarado sido gurmad isugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406943,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406942","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406942"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406944,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406942\/revisions\/406944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}