{"id":406907,"date":"2019-11-09T15:26:18","date_gmt":"2019-11-09T12:26:18","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406907"},"modified":"2019-11-09T19:00:37","modified_gmt":"2019-11-09T16:00:37","slug":"gudoomiyaha-guddiga-maalyadda-aqalka-sare-wasiirada-dowlad-goboleedyada-oo-gaowe-ku-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-guddiga-maalyadda-aqalka-sare-wasiirada-dowlad-goboleedyada-oo-gaowe-ku-kulmay\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare &#038; Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo Garowe ku kulmay"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maalyadda ee Aqalka sare Abdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee Dowlad Goboleedyada iyo sharci yaqaano ayaa ka qeyb galay kulan \u00a0ka qabsoomay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Ujeedada kulanka ayaa ku saabsanaa<br \/>\nDhageysiga talooyinka Dowlad Goboleedyada ee \u00a0Sharciyada kala ah Sharciga Maareenta\u00a0 Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qaranka, Sharciga Iibka Qaranka ,Sharciga Canshuuraha\u00a0 Furdooyinka iyo .<\/p>\n<p>Xubanaha ka socda maamul goboleedyada ayaa inta uu kulankan socdo talooyin iyo fikrado ku darsan doona sharciyadan oo ka dib dib loogu celin doono golaha aqalka sare si ay u meelmariyaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka Sare Cabdi Axmed dhuxulow ayaa ugu horey Ka hadlay ujeedada kulankan iyo ahmiyadda uu u leeyahay\u00a0 maamul goboleedyada,wuxuuna xusay in uu ahmiyad gaar ah uu leeyahay kulankan Garowe ku dhexmaray.<br \/>\nWasiirka Maalyadda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa u mahad celiyay Guddiga maalyadda Aqalka Sare wuxuuna sheegay Inay taageerayaan \u00a0 In la helo \u00a0wax Soomaali oo dhan dan u ah.<\/p>\n<p>Sharciyadda Maareenta\u00a0 Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qaranka ,Sharciga Iibka Qaranka , iyo Sharciga Canshuuraha\u00a0 Furdooyinka \u00a0 ayaa horey loo marsiiyay Golaha shacabka iyo golaha Wasiirada waxaana la filayaa \u00a0in kadib marka lasoo dhameeyo wadatashigan lala yeelano dowlad goboleedyada In dib loogu soo celiyo golaha aqalka sare si ay u meel mariyaan kadibna ay ugu dambeyn ugu gudbiyaan madaxweynaha Soomaaliya oo isna saxiixi doono si ay ansax u noqdaan sharciyadan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maalyadda ee Aqalka sare Abdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee Dowlad Goboleedyada iyo sharci yaqaano ayaa ka qeyb galay kulan \u00a0ka qabsoomay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland. Ujeedada kulanka ayaa ku saabsanaa Dhageysiga talooyinka Dowlad Goboleedyada ee \u00a0Sharciyada kala ah Sharciga Maareenta\u00a0 Maalyadda,Sharciga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406909,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406907","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406907"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406919,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406907\/revisions\/406919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}