{"id":406903,"date":"2019-11-09T13:48:19","date_gmt":"2019-11-09T10:48:19","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406903"},"modified":"2019-11-09T13:48:19","modified_gmt":"2019-11-09T10:48:19","slug":"madaxweynaha-k-galbeed-oo-gaaray-bardaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-gaaray-bardaale\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha K\/\/Galbeed oo gaaray Bardaale"},"content":{"rendered":"<p>Bardaale.(SONNA)&#8230;Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K\/\/Galbeed C\/casiis Xasan Maxamed \u00a0Laafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanata gaaray degmada Bardaale oo ay dhowaan ka dhaceen\u00a0 fatahaado.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ay la socdaan Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan maamulka Dowlad Goboleedka K\/Gabeed,waxaa degmadaasi ku soo dhoweeyay maamulka ,degmada Bardaale iyo shacabka ku dhaqan halkaasai.<\/p>\n<p>Booqashada Madaxweynaha K\/Galbeed \u00a0ayaa lala xiriiriyay u kuurgalidda xaaladda bini\u2019aadanimo ee ka jirta degmadaasi iyo halka ay marayaan gurmadka loogu jiro samatabixinta dadka ay saameyeem daadadka ka dhashay fatahaadda<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bardaale.(SONNA)&#8230;Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K\/\/Galbeed C\/casiis Xasan Maxamed \u00a0Laafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanata gaaray degmada Bardaale oo ay dhowaan ka dhaceen\u00a0 fatahaado. Madaxweynaha oo ay la socdaan Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan maamulka Dowlad Goboleedka K\/Gabeed,waxaa degmadaasi ku soo dhoweeyay maamulka ,degmada Bardaale iyo shacabka ku dhaqan halkaasai. Booqashada Madaxweynaha K\/Galbeed \u00a0ayaa lala xiriiriyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406904,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406903","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406905,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406903\/revisions\/406905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}