{"id":406895,"date":"2019-11-09T10:07:55","date_gmt":"2019-11-09T07:07:55","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406895"},"modified":"2019-11-10T08:10:34","modified_gmt":"2019-11-10T05:10:34","slug":"maxkamadda-hindiya-oo-ku-dhawaaqeysa-maamulka-goob-diimeed-ay-isku-hayaan-muslimiinta-iyo-hinduuska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-hindiya-oo-ku-dhawaaqeysa-maamulka-goob-diimeed-ay-isku-hayaan-muslimiinta-iyo-hinduuska\/","title":{"rendered":"Hindiya:Dadka Hinduska ah oo la siiyay goob diimeed ay isku hayeen muslimiinta"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee dalka Hindiya ayaa go\u2019amisay in dadka Hinduska ah ay \u00a0lahaadaan gacan ku heynta maamulka goob diimeed ku taalla magaalada Ayodhiya oo ay isku hayeen muslimiinta Hindiya iyo kuwa Hinduuska ah ee caabuda asnaamta.<\/p>\n<p>Muslimiinta waxaa la siin doonaa goob kale \u00a0oo bedkedu gaarayo shan hektar oo dhul ah ,isla markana ku taalla isla magaalada Ayodhiya ee gobolka Uttar Pradesh,<\/p>\n<p>.Sannadkii 1992-dii kacdoonkii dadka Hindida ayaa burburiyey masjidka Babri ee ku yiillay magaalada Ayodhiya ,waxaana halkaasi ku dhimatay 2-kun oo qof\u00a0 oo u badan muslimiin.<\/p>\n<p>Muslimiinta waxay sheegeen in masjidka Babri \u00a0ay ku tukan jireen qarnigii 16-aad illaa sanadkii 1949-kii ,halka dadka hinduuska ah ay aaminsan yihiin in xilligii uu talada haayey Mughal \u00a0la burburiyay macbadkaasi,isla markaana laga dhisay masjid.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee dalka Hindiya ayaa go\u2019amisay in dadka Hinduska ah ay \u00a0lahaadaan gacan ku heynta maamulka goob diimeed ku taalla magaalada Ayodhiya oo ay isku hayeen muslimiinta Hindiya iyo kuwa Hinduuska ah ee caabuda asnaamta. Muslimiinta waxaa la siin doonaa goob kale \u00a0oo bedkedu gaarayo shan hektar oo dhul ah ,isla markana ku taalla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406896,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406895","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406895"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406940,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406895\/revisions\/406940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}