{"id":406868,"date":"2019-11-08T10:40:01","date_gmt":"2019-11-08T07:40:01","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406868"},"modified":"2019-11-08T10:43:35","modified_gmt":"2019-11-08T07:43:35","slug":"dhulgariir-geystay-waxyeello-kala-duwan-oo-ka-dhacay-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhulgariir-geystay-waxyeello-kala-duwan-oo-ka-dhacay-iiraan\/","title":{"rendered":"Dhulgariir geystay waxyeello kala duwan oo ka dhacay Iiraan"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan qof ayaa la soo sheegay inay ku dhinteen ,120 kalena waxa soo aarat ay dhaawacyo ka dib kolkii dhul gariir qiyaastiisu tahay\u00a0 5.9- uu ku dhuftay waqooyi-galbeed ee dalka Iran, sida laga soo xigtay TV-ga dowladda.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda Maeykanka u qaabilsan cilmiga ama sahminta dhulka ayaa sheegtay in dhul gariirku ku baahay qiyaastii 60km magaalada Hastrud, ee dhacda Gobolka Azerbaijan, wax yar ka hor waaberigii maanta oo Jimco ah.<\/p>\n<p>Warbaahinta dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay khasaaraha dhacay ee isugu jia dhimashada,dhaawaca iyo burburka guryaha.<\/p>\n<p>Dalka iiraan axaa ku soo noqnoqday dhulgariirada ka dhaca dalkeeda,waxaana sanadihii 2005-tii.2012-kii iyo 2017-kii shilalka dhlgariirka ku dhintay in kuj dhow 2-kun oo ruux.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan qof ayaa la soo sheegay inay ku dhinteen ,120 kalena waxa soo aarat ay dhaawacyo ka dib kolkii dhul gariir qiyaastiisu tahay\u00a0 5.9- uu ku dhuftay waqooyi-galbeed ee dalka Iran, sida laga soo xigtay TV-ga dowladda. Hey\u2019adda Maeykanka u qaabilsan cilmiga ama sahminta dhulka ayaa sheegtay in dhul gariirku ku baahay qiyaastii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406869,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406868","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406868"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406872,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406868\/revisions\/406872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}