{"id":406856,"date":"2019-11-08T09:24:23","date_gmt":"2019-11-08T06:24:23","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406856"},"modified":"2019-11-08T09:26:34","modified_gmt":"2019-11-08T06:26:34","slug":"soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-kacaya-3-mliyan-euro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-kacaya-3-mliyan-euro\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis ku kacaya 3 Mliyan oo Euro+ Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa Saacadihii lasoo dhaafay ku kala saxeexday Magaalada Muqdisho heshiis lagu fulinayo mashaariic kala duwan oo uu ku baxayo dhaqaale gaaraya 3 Milyan oo Euro.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya Drs; Fowsiiya Abiikar Nuur oo heshiiskani u matalaysay Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhaqaalahan iyo mashaariicda kaleba ay Dowladda Talyaanigu ugu tala gashay in wax loogu qabto Caafimaadka Dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Amb. Alberto Vecchi Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay sii wadayaan taageerada Caafimaadka oo ka koobnaan doonta kuwa Dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p>\u201cWaan sii wadi doonaa taageerada dhinaca Caafimaadka ee Dadka Soomaaliyeed waxaana uga mahad celinayaa Wasaaradda sida ay noola shaqeyneyso\u201d ayuu yiri; Amb. Alberto Vecchi.<\/p>\n<p>Dowladda Talyaaniga ayaa Wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay qalab loogu talagalay Hooyada iyo Dhallaanka oo ka mid ah adeegyada uu Isbitaalka Martiini bixiyo.<\/p>\n<p>Wasiir Fowsiya ayaa sheegtay in qalabkan uu wax badan kusoo kordhin doono Isbitaalka, iyadoo uga mahad celisay Dowladda Talyaaniga taageerada ay siiyaan<\/p>\n<p>Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya iyo Talyaaniga xiriir qoto dheer ayaa ka dhaxeeya waana ku mahadsan yihiin taageerada dhinac walba ah, qalabkan wax badan ayuu ku kor dhin doonaa shaqada Isbitaalka iyo Dadka adeegga u baahan\u201dayay tiri Wariir; Fowziya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay mamulka iyo Gacan ku haynta Ibitaalka MartiinI billoowgii Febraayo ee Sanadkaan, waxaana haatan adeegyo Caafimaad oo bilaasha ah uu u qabtaa Dad ka badan 40,000.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-406858 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/t1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/t1-1.jpg 747w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/t1-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-406859 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/t2.jpg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/t2.jpg 747w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/t2-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa Saacadihii lasoo dhaafay ku kala saxeexday Magaalada Muqdisho heshiis lagu fulinayo mashaariic kala duwan oo uu ku baxayo dhaqaale gaaraya 3 Milyan oo Euro. Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya Drs; Fowsiiya Abiikar Nuur oo heshiiskani u matalaysay Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhaqaalahan iyo mashaariicda kaleba ay Dowladda Talyaanigu ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406857,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406856","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406856"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406863,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406856\/revisions\/406863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}