{"id":406844,"date":"2019-11-07T19:15:51","date_gmt":"2019-11-07T16:15:51","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406844"},"modified":"2019-11-07T19:16:36","modified_gmt":"2019-11-07T16:16:36","slug":"maxkamadda-ciidamada-q-s-oo-bilowday-dhageysiga-dhacwado-loo-heysto-afar-eedeysane-oo-ka-tirsanaa-kooxda-al-shabaab-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-q-s-oo-bilowday-dhageysiga-dhacwado-loo-heysto-afar-eedeysane-oo-ka-tirsanaa-kooxda-al-shabaab-sawirro\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Q.S oo bilowday dhageysiga dacwado loo heysto Afar eedeysane oo ka tirsanaa Kooxda Al-shabaab &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Fadhiga Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa waxaa ka bilowday Dhageysiga Dacwad qaadista Shabakad ka tirsan Alshabaab gaar ahaan qeybta fulisa dilalka gaadmada ah oo ka howlgali jiray Galbeedka Caasiamadda.<\/p>\n<p>Eedaysanaha 1-aad Shucayb C\/laahi Max\u2019ed\u00a0 oo magiciisa afgarashadu yahay (Axmed) ,\u00a0 Maxamed Cismaan Axmed oo magacyadiisa afgarashadu yihiin (C\/weli, Atam, Bakistaan) Ismaaciil Max\u2019ed Aweys oo magiciisa afgarashadu yahay\u00a0 (Yaxye)\u00a0 ayaa laga soo qabtay bar ay ciidamada amniga ku hubiyaan dadka iyo gaadiidka oo ku taala waaxda Xaawa Taako ee degmada Wadajir 28\/02\/2019 xilli ay kasoo noqdeen howlgal arga-gaxisanimo oo fashilmay\u00a0 halka eedeysnaha 4-aad laga qabtay degmada deyniile gaar ahaan Jaamacada Gahayr .<\/p>\n<p>Eedaysanaha 1-aad Shucayb C\/laahi Max\u2019ed\u00a0 oo magiciisa afgarashadu yahay (Axmed) ayaa loo heystaa dilka Marxuum Ex- S\/X\/le X. Xuseen Macalin Cali Jilacow 28\/06\/2017, Marxuum Ex- G\/le Bol. Yuusuf C\/laahi Max\u2019ud 09\/12\/2017, Marxuum Ex- L\/x\/le Bol, C\/laahi Ibraahim Xasan (Gambar) 05\/05\/2018, 27\/11\/2018 Marxuum Cabdi Cali Max\u2019ud oo ahaa nin shacab ah oo ka ganacsanaayay hilibka (Kawaanle) halka\u00a0\u00a0 dhaawac xabadeed uu u\u00a0 gaysatay Dhibane C\/raxmaan Max\u2019ed Cali, waxa uu sidoo kale kala\u00a0 simanyahay Ismaaciil iyo Maxmed in ay qorsheynayeen dilka Baarliin Cabdi Warsame oo aheyd gabar ka ganacsato qaadka.<\/p>\n<p>Eedaysanaha 2-aad Max\u2019ed Cismaan Axmed Cumar (C\/weli, Atam, Bakistaan),\u00a0 Waxa uu ahaa wade Mooto Bajaaj ugu adeega\u00a0 keenista iyo ka qaadista\u00a0 Bastooladaha lagu fuliyo Dilalka qorshaysan Alshabaab, sidoo kale waxaa lagu eedeeyay\u00a0 in 28\/02\/2019 uu qeyb \u00a0ka ahaa dilkii fashilmay ee lala damacsanaa Dhibane Baarliin Cabdi Warsame.<\/p>\n<p>Eedeysanaha 3\u2013aad Ismaaciil Max\u2019ed Aweys (Yaxye) ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in uu qeyb ka ahaa fashilka dil ay la damacsanaayeen Dhibane Baarliin Cabdi Warsame.<\/p>\n<p>Seddexda eedeysane ayey ciidamada amniga ku qabteen bar ay ciidamada amniga ku leeyihiin waaxda xaawo taako ee degmada Wadajir halkaas oo ay isku dayeen in ay ka baxsadaan balse mid kamid ah ciidamada amniga ayaa fashiliyay isku daygooda.<\/p>\n<p>Eedaysanaha 4-aad Saadaq C\/jabaar Cumar Xuseen, waxaa si gaar ah loogu eedeeyay kamid ahaanshiyaha Alshabaab\u00a0 gaar ahaan Qeybta fulisa dilalka qorshaysan, waxaa si gaar ah loogu qabtay fulinta dilka\u00a0 Marxuum Ex D\/le X. Max\u2019ud Xasan Ibraahim 31\/03\/2019.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta CQS aya fursad loo siiyay in ay Maxkamadda la yimaadaan cadeymaha kiiskan ay eedeysanaha kawada yihiin 4-ta eedeysane ee Maxkamadda hortaagan.<\/p>\n<p>6- markaati uu ku jiro dhibane ayaa Maxkamaddu dhageystay, waxa ay dhinacyada dacwadda weydiiyeen su\u2019aalaha habraaca sharciga o ogolaanayo,\u00a0 markaatiyaasha ayaa\u00a0 ka sheekeyey sida ay u dhaceen ficillada qaar oo ay eedeysanayaasha geysteen, halka sidoo kale si gaar ah loo dhageystay ciidamadii barta ku qornaa.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer ilaalinta ayaa weydiistay Maxkamadda in la siiyo fursad dheerad ah oo ay maxkamadda ku horkeenaan agab iyo markaatiyaasha qaarkooda oo safar kaga maqan magaalada\u2026<\/p>\n<p>Qareenada ayaa\u00a0 kala sinnaa soo jeedinta Xeer Ilaalinta.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee CQS\u00a0 ayaa soo xiray fadhiga Maxkamadda, waxaana sii socon doonta dhageysiga dacwooyinka loo heysto eedeysanayaashaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406848\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/97000089-eb76-4551-82e9-5bcdf09dbbbd-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/97000089-eb76-4551-82e9-5bcdf09dbbbd-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/97000089-eb76-4551-82e9-5bcdf09dbbbd-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/97000089-eb76-4551-82e9-5bcdf09dbbbd-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/97000089-eb76-4551-82e9-5bcdf09dbbbd.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406845\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2f11420f-f7fe-4eec-9d58-2f4d939a99da-768x512-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2f11420f-f7fe-4eec-9d58-2f4d939a99da-768x512-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2f11420f-f7fe-4eec-9d58-2f4d939a99da-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406846\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4a59584a-5603-4486-a707-57ffe9bbcea0-768x512-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4a59584a-5603-4486-a707-57ffe9bbcea0-768x512-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4a59584a-5603-4486-a707-57ffe9bbcea0-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406847\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/69a444dd-2540-44e4-baf8-cb54a4af8bc6-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/69a444dd-2540-44e4-baf8-cb54a4af8bc6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/69a444dd-2540-44e4-baf8-cb54a4af8bc6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/69a444dd-2540-44e4-baf8-cb54a4af8bc6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/69a444dd-2540-44e4-baf8-cb54a4af8bc6.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406849\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ad6ffc42-75aa-4d87-b5be-489bfe18cab8-768x512-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ad6ffc42-75aa-4d87-b5be-489bfe18cab8-768x512-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ad6ffc42-75aa-4d87-b5be-489bfe18cab8-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406850\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/baad3f68-4c89-404b-85ab-be0d21522833-768x512-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/baad3f68-4c89-404b-85ab-be0d21522833-768x512-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/baad3f68-4c89-404b-85ab-be0d21522833-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406852\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c32ed77c-5d68-4ff0-9848-36091ff261b3-1024x683-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c32ed77c-5d68-4ff0-9848-36091ff261b3-1024x683-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c32ed77c-5d68-4ff0-9848-36091ff261b3-1024x683-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c32ed77c-5d68-4ff0-9848-36091ff261b3-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406853\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/d7e93ce8-d420-4ad8-a241-709ea6f8f437-768x512-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/d7e93ce8-d420-4ad8-a241-709ea6f8f437-768x512-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/d7e93ce8-d420-4ad8-a241-709ea6f8f437-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406851\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c9b15714-793f-4872-b44c-8ea3e0702e2b-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c9b15714-793f-4872-b44c-8ea3e0702e2b-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c9b15714-793f-4872-b44c-8ea3e0702e2b-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c9b15714-793f-4872-b44c-8ea3e0702e2b-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/c9b15714-793f-4872-b44c-8ea3e0702e2b.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Fadhiga Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa waxaa ka bilowday Dhageysiga Dacwad qaadista Shabakad ka tirsan Alshabaab gaar ahaan qeybta fulisa dilalka gaadmada ah oo ka howlgali jiray Galbeedka Caasiamadda. Eedaysanaha 1-aad Shucayb C\/laahi Max\u2019ed\u00a0 oo magiciisa afgarashadu yahay (Axmed) ,\u00a0 Maxamed Cismaan Axmed oo magacyadiisa afgarashadu yihiin (C\/weli, Atam, Bakistaan) Ismaaciil Max\u2019ed Aweys [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406845,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406844","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406844"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406855,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406844\/revisions\/406855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}