{"id":406771,"date":"2019-11-07T11:18:52","date_gmt":"2019-11-07T08:18:52","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406771"},"modified":"2019-11-07T11:38:03","modified_gmt":"2019-11-07T08:38:03","slug":"maxkamadda-icc-oo-dambiyo-ku-hesha-mucaaradkii-hore-ee-kongo-bosco-ntaganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-icc-oo-dambiyo-ku-hesha-mucaaradkii-hore-ee-kongo-bosco-ntaganda\/","title":{"rendered":"Maxkamadda ICC oo dambiyo ku heshay Bosco Ntaganda"},"content":{"rendered":"<p>Maxakamada Caalamiga ah ee ICC ayaa dambiyo \u00a0dagaal ku heshay Mr Bosco Ntaganda \u00a0oo ah hogamiyihii hore ee mucaaradka dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo.<\/p>\n<p>Garsoorayaasha maxkamada dambiyada caalamiga ah ayaa ku xukuntay ama ku caddeysay hoggaamiyahaasi in uu ku kacay 18-kiis oo \u00a0dambi ah ,isla markaana ka dhan ah xuquuqul insaanka iyo dambiyo dagaal oo ay geysteen dagaalyahanada mucaaradka ee \u00a0uu hogaaminaayay.<\/p>\n<p>Maxkamaddu weli ma shaacin xukunka uu muteystay,hasa yeeshee ,Xeer ilaaliyaha ayaa doonayaa in Mr,Bosco lagu xukumo 30 sano oo xabsi ah,halka qaar kale ay iyaguna doorbidayaan xabsi daa\u2019in.<\/p>\n<p>Mr Bosco Ntaganda waa qofka afaraad ee Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC ay ku hesho dambiyo dagaal iyo xadgudubyo kale oo ay ka mid yihiin kufsi iyo dil barer ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxakamada Caalamiga ah ee ICC ayaa dambiyo \u00a0dagaal ku heshay Mr Bosco Ntaganda \u00a0oo ah hogamiyihii hore ee mucaaradka dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo. Garsoorayaasha maxkamada dambiyada caalamiga ah ayaa ku xukuntay ama ku caddeysay hoggaamiyahaasi in uu ku kacay 18-kiis oo \u00a0dambi ah ,isla markaana ka dhan ah xuquuqul insaanka iyo dambiyo dagaal oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406772,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406771","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406771"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406779,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406771\/revisions\/406779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}