{"id":406763,"date":"2019-11-07T09:32:38","date_gmt":"2019-11-07T06:32:38","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406763"},"modified":"2019-11-07T09:32:38","modified_gmt":"2019-11-07T06:32:38","slug":"ciidamada-ammaanka-oo-howl-gal-ka-sameeyay-degmada-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-ammaanka-oo-howl-gal-ka-sameeyay-degmada-afgooye\/","title":{"rendered":"Ciidamada ammaanka oo howl-gal ka sameeyay Degmada Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Afgooye-(SONNA)-Ciidamada ammaanka Soomaalioya ayaa Xalay howl-gal Dad badan lagu soo qab-qabtay ka sameeyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose.<\/p>\n<p>Howl-galkan ayaa yimid markii Bam lagu tuuray Guriga uu Afgooye ka deggenaa Gudoomiye ku xigeenkii arrimaha Bulshada ee Gobolka Shabeellaha hoose, Cumar Maxamud Cilmi \u201cCumar Carrabeey\u201d oo u geeriyooday dhaawac kasoo garaay weerarkaas.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa howl-galkoodu waxaa uu ahaa mid qorsheysan, waxanay soo qabteen Dad ku dhow 50\u00a0Qof oo Dhallinyaro u badan, kuwaas oo la geeyey Saldhigga Booliska Afgooye.<\/p>\n<p>Dhallinyarada Ciidanka soo qabteen ayaa looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin Maleeshiyada Al-Shabaab, iyadoo uu ku socda baritaan arrimahaasi ku saabsan.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka Booliska ee Degmada Afgooye ayaa \u00a0sheegay in Dadka ay qabteen qaarkood ay ku tuhmayaan in ay xiriir la leeyihiin kooxda Argagaxisada Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afgooye-(SONNA)-Ciidamada ammaanka Soomaalioya ayaa Xalay howl-gal Dad badan lagu soo qab-qabtay ka sameeyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose. Howl-galkan ayaa yimid markii Bam lagu tuuray Guriga uu Afgooye ka deggenaa Gudoomiye ku xigeenkii arrimaha Bulshada ee Gobolka Shabeellaha hoose, Cumar Maxamud Cilmi \u201cCumar Carrabeey\u201d oo u geeriyooday dhaawac kasoo garaay weerarkaas. Ciidamada ayaa howl-galkoodu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406764,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406763","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406765,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406763\/revisions\/406765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}