{"id":406746,"date":"2019-11-06T19:12:01","date_gmt":"2019-11-06T16:12:01","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406746"},"modified":"2019-11-06T19:19:49","modified_gmt":"2019-11-06T16:19:49","slug":"wafdi-xildhibaano-ah-oo-gar-gaar-gaar-siiyay-degmada-bardaale-ee-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-xildhibaano-ah-oo-gar-gaar-gaar-siiyay-degmada-bardaale-ee-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Wafdi xildhibaanno ah oo deeq gaarsiiyay degmada Bardaale ee gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya dadaalada loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed oo ay saameeyeen fatahaadaha webiyada Jubba iyo Shabeelle iyo roobab ka da&#8217;ay gobolka bay,iyadoo gargaar ay gaarsiinayso dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa qeybaha bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>ilaa 10 Xildhibaan oo ka tirasan Galaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed isaaq Cusmaan (Fanax) oo howlo gurmad ah ujooga\u00a0 Degmada Bardaale ee gobalka Baay ayaa sheegey in Dowlada Federaalka Soomaaliya,Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed, Hay&#8217;adaha Samafalka iyo Ciidanka AMISOM dhamaan toodi ayaa dadaalo ballaaran ka Sameeyeen gurmadka roobabka\u00a0 Degmada Bardaale,balse Xil. Fanax ayaa sheegey in weli dhanka diyaaradaha dhib Culus uu ka jiro Maadaama waddooyin roobabka ay gooyeen.<\/p>\n<p>Xildh Fanax ayaa ugu Baaqay Qeybaha Kala Duwan Bulshada Ganacsatada Soomaliyeed in ay ka Qeyb Qaatan Dadaalada Gurmadka ah ee loogu Gurmanaayo Dadka Khasaaraha Ka soo Gaartay roobabkii\u00a0 Bardaale,Kaasi oo Waxyeelo u Geystay Dadka &amp; Duunyadda Ku dhaqan Deegaanada Koonfur Galbeed Gaar ahaan Degmadaasi Bardaale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406751\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aaaa-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aaaa-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/aaaa.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406752\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/frrrrrr-200x300.jpg\" alt=\"\" width=\"200\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/frrrrrr-200x300.jpg 200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/frrrrrr.jpg 639w\" sizes=\"auto, (max-width: 200px) 100vw, 200px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-406753\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/gtttt-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/gtttt-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/gtttt.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya dadaalada loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed oo ay saameeyeen fatahaadaha webiyada Jubba iyo Shabeelle iyo roobab ka da&#8217;ay gobolka bay,iyadoo gargaar ay gaarsiinayso dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa qeybaha bulshada Soomaaliyeed. ilaa 10 Xildhibaan oo ka tirasan Galaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed isaaq Cusmaan (Fanax) oo howlo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406753,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406746","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406746"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406756,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406746\/revisions\/406756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}