{"id":406558,"date":"2019-11-03T16:13:22","date_gmt":"2019-11-03T13:13:22","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406558"},"modified":"2019-11-03T16:13:22","modified_gmt":"2019-11-03T13:13:22","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-turkiga-oo-ku-baaqaay-in-soomaaliya-la-caawiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-turkiga-oo-ku-baaqaay-in-soomaaliya-la-caawiyo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga oo ku baaqaay in Soomaaliya \u00a0la caawiyo"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400\">Muqdisho (SONNA)-Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Mevl\u00fct \u00c7avu\u015fo\u011flu \u00a0ayaa ugu baaqay Ummaddaha Islaamka in ay ka qayb qaataan u gargaaridda Shacabka Soomaaliyeed ee tabaaleysan, waxa uuna sheegay in ay tahay masuuliyad saaran dhammaan dalalka Caalamka oo idil.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400\">Warkaan ayuu ka sheegay kulanka wasiirada kooxda xiriirka oo ka tirsan Ururka Iskaashiga Islaamka ee arrimaha Soomaaliya \u00a0oo lagu qabtay caasimadda dowladda Qatar ee Doha.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400\">Wasiir Mevl\u00fct \u00c7avu\u015fo\u011flu ayaa beesha caalamka ugu yeeray in aan laga aamusin dhibaatadda shacabka Soomaaliyeed heysato.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400\">\u201c Khilaafyaddeena waa in aan meel aan iska dhignaa, waanna in aan mideeynaa mowqifkeyna si aan ugu shaqeyno nabad ku soo dabaalida iyo\u00a0 baraaraha Soomaaliya, sidoo kale waa in aan xoojinaa xasiloonidda siyaasadda, amniga, dhaqaalaha dalka Soomaaliya\u201d.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400\">Waxaa uu intaa ku daray in Dawladda Turkiga ay Soomaaliya\u00a0 ka caawiyeen dhanka bini\u2019aadanimadda iyo Horumarinta oo ay ku baxday Lacag gaareysa hal bilyan oo doolar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Mevl\u00fct \u00c7avu\u015fo\u011flu \u00a0ayaa ugu baaqay Ummaddaha Islaamka in ay ka qayb qaataan u gargaaridda Shacabka Soomaaliyeed ee tabaaleysan, waxa uuna sheegay in ay tahay masuuliyad saaran dhammaan dalalka Caalamka oo idil. Warkaan ayuu ka sheegay kulanka wasiirada kooxda xiriirka oo ka tirsan Ururka Iskaashiga Islaamka ee arrimaha Soomaaliya \u00a0oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406559,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406558","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406560,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406558\/revisions\/406560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}