{"id":406498,"date":"2019-11-02T11:29:11","date_gmt":"2019-11-02T08:29:11","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406498"},"modified":"2019-11-02T15:31:25","modified_gmt":"2019-11-02T12:31:25","slug":"horudhac-dekedda-vs-horseed-labada-kooxood-oo-raadinaya-guushoodii-ugu-horreysay-ee-tartanka-general-daauud-xogta-kulanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horudhac-dekedda-vs-horseed-labada-kooxood-oo-raadinaya-guushoodii-ugu-horreysay-ee-tartanka-general-daauud-xogta-kulanka\/","title":{"rendered":"Horudhac: Dekedda vs Horseed\u2026 (Labada kooxood oo raadinaya guushoodii ugu horreysay ee Tartanka General Daa\u2019uud &#038; Xogta kulanka)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong>Kooxaha Dekedda FC iyo Horseed ayaa galabta ku ballansan Garoonka Eng Yariisoow Stadium (Ex Koonis) ciyaar ka tirsan koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ah mid ah mid aad u xiiso badan, maadaama ay labadan kooxood ay yihiin kuwo ku xafiiltama kubadda cagta si lamid ah sanadkii la soo dhaafay horyaalka ayey isku haysteen, inkastoo ay kooxda Dekedda ku guuleysatay horyaalka.<\/p>\n<p>Kooxda Horseed sanadkii la soo dhaafay ayey iska xaadirisay final-ka koobka General Daa\u2019uud xilli laga faro-marooqsaday, waxaana ka qaaday kooxda Muqdisho City Club.<\/p>\n<p><strong>Ogeysiis Ciyaarta:-<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka:<\/strong>\u00a0Koobka General Daa\u2019uud<\/p>\n<p><strong>Kooxaha:<\/strong>\u00a0Dekedda FC vs Horseed FC<\/p>\n<p><strong>Garoonka:<\/strong>\u00a0Eng Yariisoow Stadium<\/p>\n<p><strong>Saacadda ciyaarta:<\/strong>\u00a03:30 Galabnimo xilliga geeska Afrika.<\/p>\n<p><strong>Qiimaha kulanka:<\/strong>\u00a0Lacag la\u2019aan<\/p>\n<p><strong>Jawiga Garoonka:<\/strong>\u00a028\u00b0<\/p>\n<p><strong>XOGTA KULANKA:<\/strong><\/p>\n<p>Kulankii ugu dambeeyay ay labadan kooxood Horseed iyo Dekedda isku arkan tartanka xiisaha badan ee koobka general Daa\u2019uud waxaa soo adkaatay naadiga cawo iyo maalin Horseed xilli rigooreyaal 5-4 ay ku adkaatay, ciyaar markaa ku dhammaatay barbaro 1-1 waqtiga caadiga ahaa.<\/p>\n<p>Dekedda ayaa ku taameysa inay ka aar-gudato kooxda Horseed iyadoo wali xusuusata kulankii ay gacmaha Horseed ugu baxeen tartanka General Daa\u2019uud sanad ciyaareedkii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Wiilasha Yuu Cali ee Dekedda kulankii ugu dambeyay waxay khasaaro 1-0 kala soo kulameen kooxda Muqdisho City Club, waxayna shiishka saarayaan inay helan saddexdii dhibcood ee ugu horreysay tartanka General Daa\u2019uud sanadkan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Dekedda haddii ay guuldarro kala kulanto kooxda Horseed waxaa dhammaaneysa rajada ay ka la haayeen u soo bixitaanka wareegga xiga ee General Daa\u2019uud, waana inay awooddooda iskugu geeyaan si ay guul ugu heli lahaayeen Horseed.<\/p>\n<p>Naadiga Horseed kulankii ugu dambeeyay waxay barbaro goolal la\u2019aan la soo gashay kooxda Elman, taas oo ka dhigan inay leedhahay hal dhibcood oo qura.<\/p>\n<p>Afartii\u00a0 kulan ee ugu dambeeyay ay labadan kooxood isku arkan horyaalka waxaa mid kamid ah badisay naadiga Horseed, halka saddexda kulan ee kale ay ku kala baxeen barbaro.<\/p>\n<p>Tababare Yuu Cali ayaa ku taamaya inuu kula guuleysto kooxda Dekedda Koobka General Daa\u2019uud markii ugu horeysay, halka Tababare Cabdijoon\u00a0 uu markii ugu dambeysay gacanta u soo galiyay Kooxda Elman.<\/p>\n<p>Dekedda kulan ciyaareedka galabta waxaa kaarka casaanka ah ugu maqnaanaya xiddigaha kala ah; Cabdiwali Aawali iyo Zakariye.<\/p>\n<p><strong>WAJIYADA GALABTA ISKA HOR IMAAN DOONA:-<\/strong><\/p>\n<p>Xiddigaha kala ah Xasan Afgooye, Cabdulaahi Cali Bile iyo hoggaamiye Cabdi Joon ayaa galabta ka hor imaan doonan kooxdoodii hore ee Dekedda, iyagoo iminka difaacaya maaliyadda Horseed.<\/p>\n<p>Dhanka Horseed waxaa galabta ka soo hor jeesan doona xiddigaheedii hore sida Cabdicasiis Catoosh iyo Cabaas Aamiin Maxamed, kuwaasoo horay ugu soo ciyaaray kooxda Horseed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Kooxaha Dekedda FC iyo Horseed ayaa galabta ku ballansan Garoonka Eng Yariisoow Stadium (Ex Koonis) ciyaar ka tirsan koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan. Kulankan ayaa ah mid ah mid aad u xiiso badan, maadaama ay labadan kooxood ay yihiin kuwo ku xafiiltama kubadda cagta si lamid ah sanadkii la soo dhaafay horyaalka ayey isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406499,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406498","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406500,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406498\/revisions\/406500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406499"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}