{"id":406495,"date":"2019-11-01T19:22:58","date_gmt":"2019-11-01T16:22:58","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406495"},"modified":"2019-11-02T15:27:12","modified_gmt":"2019-11-02T12:27:12","slug":"muqdisho-city-club-oo-guul-muhiim-ah-ka-gaartay-kooxda-elman-kulan-ka-tirsanaaa-koobka-general-daauud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdisho-city-club-oo-guul-muhiim-ah-ka-gaartay-kooxda-elman-kulan-ka-tirsanaaa-koobka-general-daauud\/","title":{"rendered":"Muqdisho City Club oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Elman kulan ka tirsanaaa koobka General Daa\u2019uud"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong>Kooxda Muqdisho City Club ayaa guul 2-1 ah ka gaartay naadiga Elman, kulan ka tirsanaaa koobka xiisaha badan ee General Daa\u2019uud oo ay galabta ku wada ciyaareen garoonka Eng Yariisow\u00a0 Stadium ee\u00a0 dhaca Degmada Cabdicasiis.<\/p>\n<p>Qeybta hore ee ciyaarta aayaa lagu kala maray barbaro 1-1 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 8-aad Kooxda Muqdisho City Club ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta, waxaana dheesha 1-0 ka dhigay xiddigooda lagu magacaabo Marcello.<\/p>\n<p>Laakiin daqiiqadii 11-aad ee ciyaarta Elman oo heshay goolka barbaraha, waxaana 1-1 ka dhigay dheesha Jamaal.<\/p>\n<p>Qeybta labaad ee ciyaarta marka dib ay\u00a0 isugu soo laabteen labada kooxood ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, waxayna sameeyeen fursado halis ah ee goolal loo filan karay.<\/p>\n<p>Laakiin daqiiqadii 70-aad Kooxda Muqdisho City Club ayaa waxay la wareegtay hogaanka ciyaarta waxaana 2-1 ka dhigay markale Marcello.<\/p>\n<p>Ugu dambeynii ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 2-1 ay guusha ku raacday kooxda Muqdisho City Club, waxayna sidaas ku heleen 6 dhibcood, labo kulan ay ka ciyaareen koobka xiisaha badan ee General Daa\u2019uud.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/76765460_514942112457298_4611185976859951104_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_oc=AQmk4LsZZ8lULM3E_xDUWN6z61zsj8NGYTnODMxCnw_tDo44bEgaqL8gcl_V974euNY&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=a4fd17244976abdf66fbf1c715b0be37&amp;oe=5E5D7E05\" alt=\"Image may contain: 1 person\" width=\"1356\" height=\"2397\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Kooxda Muqdisho City Club ayaa guul 2-1 ah ka gaartay naadiga Elman, kulan ka tirsanaaa koobka xiisaha badan ee General Daa\u2019uud oo ay galabta ku wada ciyaareen garoonka Eng Yariisow\u00a0 Stadium ee\u00a0 dhaca Degmada Cabdicasiis. Qeybta hore ee ciyaarta aayaa lagu kala maray barbaro 1-1 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood. Daqiiqadii 8-aad Kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406321,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406495","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406495"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406497,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406495\/revisions\/406497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}