{"id":406475,"date":"2019-11-02T12:37:31","date_gmt":"2019-11-02T09:37:31","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406475"},"modified":"2019-11-02T12:44:27","modified_gmt":"2019-11-02T09:44:27","slug":"wasiir-maareeyedfs-waxaa-ka-goan-ilaalinta-badqabka-saxafiga-iyo-saxaafadda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maareeyedfs-waxaa-ka-goan-ilaalinta-badqabka-saxafiga-iyo-saxaafadda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye\u201dDFS waxaa ka go\u2019an ilaalinta badqabka Saxafiga iyo Saxaafadda Soomaaliyeed\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Wasiirka\u00a0 Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka &amp; Dalxiiska Xukuumadda Federaal Soomaaliya mudane Max\u2019ed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa\u2019id uu kaga hadalayay qiimaha ay leedahay Maalinta 2da November\u00a0 oo caalamku u asteeyay\u00a0 maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Xukun-Ku-Qaadis La&#8217;aanta Dambiyada laga galo Saxafiyiinta oo sanad walba 2 November Laga xuso Adduunka oo dhan\u00a0 ayaa sheegay in siyaasadda dowladda Soomaaliya ay tahay in la cirib tiro ku xadgudubka wariyaha iyo dhamaan dambiyada kale ka dhanka ah warbaahita xorta ah.<\/p>\n<p>\u201c2da November 2019 waxay ku beegen tahay maalinta\u00a0 adduun waynaha\u00a0 iyo bahda warbaahinta,ururadoodu ay ku qiimeeyaan qaabka dowladuhu uga hortagaan ama ula xisaabtamaan\u00a0 xadgudubka iyo\u00a0 dambiyada laga galo wariyaha iyo warbaahinta xorta ah, inkastoo dalkeenna\u00a0 Soomaaliya weli yahay\u00a0 wadan dhib ka soo\u00a0 gaaro\u00a0 wariyaha ama kasoo gaari karo maadama ay ka howlgasho argagixisada caalamiga ah,dhinaca kalena aan weli adkayn hirgalinta amarka iyo kala dambaynta dalka\u00a0 maadama dalkeennu\u00a0 yahay\u00a0 wadan kasoo kabanaya burbur dowladnimo, xukunkuna\u00a0 aan weli si baahsan oo siman dalka oo dhan iskugu\u00a0 xirnayn\u201d. Ayuu yiri wasiirka warfafinta oo ka hadlayay shirkiisa jaraa\u2019id.<\/p>\n<p>Wuxuu soo hadal qaaday in la sameeyey shuruucdii la xiriirtay xaqijinta arrimahaasi badqabka saxafiga iyo saxaafadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201dwaxaanu sameeynay dhamaan shuruucdii hay\u2019adihii iyo xeerarkaasi\u00a0 xaqiijin lahaa, hadafkaas iyo siyaasadda dowladda Soomaaliya ee ciribtirka la xisaabtan la\u2019aanta xadguubyada Wariyayaasha iyo Warbaahintaba\u201d. Ayuu yiri wasiirka Warfaafinta.<\/p>\n<p>Wasiirka oo hadalkiisa sii wata\u00a0 ayaa \u201cyiri Annagoo kaashanayna ururada ay ku midaysan yihiin Wariyeyaasha Soomaaliyeed iyo warbaahinta xorta ah, ururada bulshada rayidka ah ee dalka,waxaanu dhisnay guddi Qaran ee badqabka wariyaha (National Coordination Committee for safety of Somali Journalists), Soomaaliyana waxay noqotay wadankii ugu horeeyay ee bariga Afrika ee guddigaasi dhisa\u201d.<\/p>\n<p>Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayuu sheegay wasiirku in ay xiriir dhow oo wada Shaqayn ah \u00a0la leedahay wariyeyaasha Soomaaliyeed iyo ururadooda,isagoo intaasi ku daray in sidoo kale ay wasaaraddu xoojinayso xiriirka iyo wada shaqaynta\u00a0 ka dhexeysa Hay\u2019adaha dowladda sida Booliiska, garsoorka,ururada Suxufiyiinta iyo wariyeyaasha,ayna diyaar u tahay inay hoggaamiso dadaalka Soomaaliya looga cirib tirayo ku xadgudubka wariyayaasha.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii wasiiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu hambalyeeyay\u00a0 wasaaradda iyo howlwadeennadeeda\u00a0 howsha ay qabteen iyo ururada suxufiyiinta oo ku guulaystay inay siyaasad ahaan ay hormuud u noqdaan Geeska Afrika , islamarkaana sameeyaan hab lagu ciribtiro xadgudubka Saxafiga iyo Saxaafadda, dhanka kale wasiirka ayaa\u00a0 tacsi u diray eheladii iyo carrurtii ay ka tageen wariyeyaashii ku geeriyooday iyagoo shaqadoodi ku guda jiray.<\/p>\n<p>\u201cSamir iyo iimaan dhamaanteen Allaha naga siiyo, intii ku dhaawacantayna Allaha u booga dhayo sida Ismaaciil Sheekh Khaliifa iyo wariyeyaasha la midka ah,Waxaan ballan qaadaynaa dowlad ahaan in aan ciribtirno xadgudubka xaqdarrada ah\u00a0 ee loo gaysan karo wariye Shaqadiisa ku guda jira\u201d. Ayuu yiri wasiir Maareeye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Wasiirka\u00a0 Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka &amp; Dalxiiska Xukuumadda Federaal Soomaaliya mudane Max\u2019ed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa\u2019id uu kaga hadalayay qiimaha ay leedahay Maalinta 2da November\u00a0 oo caalamku u asteeyay\u00a0 maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Xukun-Ku-Qaadis La&#8217;aanta Dambiyada laga galo Saxafiyiinta oo sanad walba 2 November Laga xuso Adduunka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406476,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406475","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406475"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406485,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406475\/revisions\/406485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}