{"id":406429,"date":"2019-11-01T11:30:43","date_gmt":"2019-11-01T08:30:43","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406429"},"modified":"2019-11-01T17:48:10","modified_gmt":"2019-11-01T14:48:10","slug":"manchester-united-oo-dharbaaxo-xoog-leh-bisha-janaayo-la-damacsan-kooxda-juventus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/manchester-united-oo-dharbaaxo-xoog-leh-bisha-janaayo-la-damacsan-kooxda-juventus\/","title":{"rendered":"Manchester United oo dharbaaxo xoog leh bisha Janaayo la damacsan Kooxda Juventus"},"content":{"rendered":"<p><strong>Manchester(SONNA)-<\/strong>Manchester United ayaa qorsheyneysa inay ka yaabsato kooxda reer Talyaani ee Juventus, maadaama ay dooneyso inay u dhaqaaqdo saxiix cusub inta lagu gudi jiro xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay wargeyska \u201cCalcioMercato\u201d ee dalka Talyaaniga, kooxaha Manchester United iyo Juventus ayaa ku dagaalami doono adeega xiddiga naadiga Lyon ee Moussa Demb\u00e9l\u00e9.<\/p>\n<p>Wargeyskan reer Talyaani ayaa wuxuu tilmaamayaa in maamulka Red Devils ay go\u2019aansadeen inay bixiyaan qiimo dhan 60 milyan euro si ay u soo gabagabeeyaan heshiiska Moussa Demb\u00e9l\u00e9, taasoo laga yaabo inay ku garaacdo kooxda Juventus oo dhankooda xiiso balaaran ka muujinaya adeega xiddigan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/images.beinsports.com\/9IP_J0IKtdW5o9baRdRpd0srFUk=\/full-fit-in\/1000x0\/2700866-2019-02-03T204239Z_699130662_RC15C7838E20_RTRMADP_3_SOCCER-FRANCE-LYO-PSG-copy.jpg\" alt=\"Image result for moussa dembele man utd\" \/><\/p>\n<p>United-ka ayaa u baahan inay la soo saxiixato weeraryahano cusub bartamaha xilli ciyaareedkan, maadaama ay dooneyso inay ka dhigato badelka xiddigaha Romelu Lukaku iyo Alexis Sanchez oo suuqii xagaaga la soo dhaafay kaga biiray Inter Milan.<\/p>\n<p>Si kastaba ha noqotee, kooxda reer Talyaani ee Juventus ayaa laga yaabaa inaysan u baahnayn inay la soo saxiixato weeraryahano cusub ka hor dhamaadka xilli ciyaareedkaan, sababa la xiriira inay heysato xiddigaha Gonzalo Higua\u00edn, Paulo Dybala iyo Cristiano Ronaldo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Manchester(SONNA)-Manchester United ayaa qorsheyneysa inay ka yaabsato kooxda reer Talyaani ee Juventus, maadaama ay dooneyso inay u dhaqaaqdo saxiix cusub inta lagu gudi jiro xilli ciyaareedkan. Sida laga soo xigtay wargeyska \u201cCalcioMercato\u201d ee dalka Talyaaniga, kooxaha Manchester United iyo Juventus ayaa ku dagaalami doono adeega xiddiga naadiga Lyon ee Moussa Demb\u00e9l\u00e9. Wargeyskan reer Talyaani ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406430,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406429","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406431,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406429\/revisions\/406431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406430"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}